{"id":5556,"date":"2012-04-15T07:39:12","date_gmt":"2012-04-15T07:39:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5556"},"modified":"2012-04-15T07:42:39","modified_gmt":"2012-04-15T07:42:39","slug":"dhalinyaro-la-sheegay-in-ay-ka-tirsanyihiin-xarakada-al-shabaab-oo-boosaaso-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/dhalinyaro-la-sheegay-in-ay-ka-tirsanyihiin-xarakada-al-shabaab-oo-boosaaso-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro La Sheegay In Ay KA Tirsanyihiin Xarakada Al-shabaab Oo Boosaaso Lagu Xukumay"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong><\/strong><strong>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Maxakamadda derejada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridey rag lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ragga maanta la xukumay oo ay tiradoodu Gaareyso Ilaa Iyo 9-Dhalinyaro ayaa lagu ridey xukunno isugu jira dil iyo xarig ah inta u dhexeysa 1-10 sano.<\/p>\n<p>Eedeysaneyaashan ayaa denbiyada lagu soo eedeeyey waxaa kamid ah inay ku lug lahaayeen dilal horay uga dhacay gobolka Bari.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>Dadka la xukumay oo uu magacyadooda ku dhawaaqay <strong>Sh. Aadan Aw Axmed <\/strong>gudoomiyaha Maxamadda derejada 1-aad ee gobolka Bari ayaa kala ahaa sidan:<\/p>\n<p><strong>Muumin Maxamed Cawaale<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tawakal Cumar Darfure<\/strong><\/p>\n<p><strong>Axmed Mahdi Muuse<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ciise Axmed Aadan<\/strong>Sidoo kale waxaa maxkamaddu waxay xarig mid 10-sano ah ku xukuntay 3-nin oo kala ahaa:<\/p>\n<p><strong>Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxmed<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xasan Cabdiraxmaan Maxamed<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxamuud Cabdiraxmaan Maxamed<\/strong>Maxamadda ayaa sidoo kale xukunkooda dib u dhigtay labo nin kuwaasoo uu gudoomiyuhu sheegay in maalinta arbacada ah maxkamdda lasoo taagi doono waxayna kala yihiin.<\/p>\n<p><strong>Cabdirisaaq Faarax Samatar 3-sano<\/strong><\/p>\n<p><strong>Barkhad Cali Maxamuud 1-sano<\/strong>Waa markii ugu horeysey sanadkan ee ay maxkamadda derejada 1-aad ee gobolka Bari ay xukunto rag la sheegay inay ka tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab iyadoo dhamaan dadka la xukumayna ay racfaan qaadan karaan.<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: small;\"><span>\u00a0<\/span><\/span>\u00a0<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wararka Soomaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)\u00a0 Maxakamadda derejada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridey rag lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab. Ragga maanta la xukumay oo ay tiradoodu Gaareyso Ilaa Iyo 9-Dhalinyaro ayaa lagu ridey xukunno isugu jira dil iyo xarig ah inta u dhexeysa 1-10 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5556","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5556"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5556\/revisions\/5559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}