{"id":55540,"date":"2019-04-27T00:25:02","date_gmt":"2019-04-26T21:25:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55540"},"modified":"2019-04-27T00:25:51","modified_gmt":"2019-04-26T21:25:51","slug":"beelo-ku-dagaalamey-deegano-kamid-ah-g-sh-dhexe-oo-xabad-joojin-ku-heshiiyey-iyo-xildhibaano-gaarey-aagaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/beelo-ku-dagaalamey-deegano-kamid-ah-g-sh-dhexe-oo-xabad-joojin-ku-heshiiyey-iyo-xildhibaano-gaarey-aagaas\/","title":{"rendered":"Beelo Ku Dagaalamey Deegano Kamid ah G\/sh\/dhexe oo Xabad Joojin Ku Heshiiyey iyo Xildhibaano Gaarey Aagaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/beelo-dagal.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55541\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/beelo-dagal-300x169.png\" alt=\"\" width=\"992\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/beelo-dagal-300x169.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/beelo-dagal-768x433.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/beelo-dagal-1024x577.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/beelo-dagal.png 1118w\" sizes=\"auto, (max-width: 992px) 100vw, 992px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi isugu jira Wasirro. Xildhibaanno, Taliyayaal ciidan, guddoomiyayaal degmo,. Odayaal dhameedyo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada dib u heshiisiinta iyo dib u dejinta Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa ku guuleystay in ay heshiis kala dhax-galaan beello ku dagaalamay degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe..<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu baaqay Madaxda Hirshabelle, Dowladda Federaalka, iyo Beesha Caalamka,in la gar- gaaro dadka ku barakacay dagaalka, dhinaca kalana la garab istaago dadaallada lagu doonayo in gabi ahaanba lagu joojiyo colaada labada beellood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga ayaa halkaa kulamo kula qaatay odayaasha dhaqanka odayaasha labada dhinac ee dirirtu dhex martay, waxaana uu kala hadlay in ay joojiyaan, isaga oo sidoo kale kala hadlay ahmiyada ay u leedahay bulshada nabadda in laga wada qeyb qaato, waxaana odayaasha ay u balan qaadeen in ay ka shaqeynayaan xal u helida dagaal beeleed-yada soo noq noqday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay ka wasaarad ahaan ay ka shaqeyn doonaan sidii gogol nabadeed looga furi lahaa beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu dhaxmartay si loo helo Dib u Heshiisin rasmi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaallada labada beelleed ee degmada Cadalle oo marar badan soo noqnoqday waxaa ku dhintay dad badan oo shacab ah iyo maleeshiyaad ka kala tirsan labada dhinac, laakiin maamulka Hirshabeelle ayaa hadda u muuqda mid juhdi badan ku bixinaya sidii loo dhameyn lahaa colaada labada beellood.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi isugu jira Wasirro. Xildhibaanno, Taliyayaal ciidan, guddoomiyayaal degmo,. Odayaal dhameedyo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada dib u heshiisiinta iyo dib u dejinta Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa ku guuleystay in ay heshiis kala dhax-galaan beello ku dagaalamay degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.. Wasiirka ayaa ugu baaqay Madaxda Hirshabelle, Dowladda Federaalka, iyo Beesha Caalamka,in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55540"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55543,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55540\/revisions\/55543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}