{"id":55533,"date":"2019-04-26T23:59:28","date_gmt":"2019-04-26T20:59:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55533"},"modified":"2019-04-27T00:58:10","modified_gmt":"2019-04-26T21:58:10","slug":"m-weynaha-hirshabeele-iyo-ku-xigeenkiisa-oo-dacwad-ka-dhan-ah-loo-gudbiyey-maxkamadda-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/m-weynaha-hirshabeele-iyo-ku-xigeenkiisa-oo-dacwad-ka-dhan-ah-loo-gudbiyey-maxkamadda-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Hirshabeele iyo Ku Xigeenkiisa oo Dacwad Ka Dhan ah Loo Gudbiyey Maxkamadda Sare ee Dalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dacwad-waare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55534\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dacwad-waare-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"982\" height=\"553\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dacwad-waare-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dacwad-waare.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 982px) 100vw, 982px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dr Xusseen Cismaan Cilmi oo horay Wasiirka Xannaanada Xoolaha uga soo noqday maamulka Hir-shabeelle ayaa sheegay in xubno gaaraya 11 Wasiirro horay uga soo noqday maamulka Hir-shabeelle dacwad ka gudbiyeen sida uu hadalka u dhigay madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dacwadooda oo soo martay heerar kala duwan ugu danbeyntii u gudbiyeen guddoonka maxkamada sare ee dalka, islamarkaana maalinta Isniinta ah la guda-gali doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dacwadeennu waxey ku saleysan tahay xuquuq naga maqan, waa mishaarkii aan xaq u laheyn, mudaddaa intaa la eg Wasiirka waxaa ka maqan lacag dhan $200 oo dollar oo mishaarkiisa ah, wasiiru-dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenkana waxaa ka maqan lacag dhan $1500 oo dollar bishiiba oo mishaarkiisa ah, waana mudo 15 bilood ah, \u00a0 waxaan rajey-nayaa in dacwadaasi aan ku guuleysan doonno, waayo annaga waxa aan raadineyno waa xaquuq aan leenahay \u2018\u2019 ayuu yiri Wasiirkii hore ee xannaanada Xoolaha ee maamulka Hir-shabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo maxkamada sare ee dalka loo soo gudbiyo dacwad ka dhan ah madaxda maamul gobolleedyada dalka oo la xiriirta mishaar la&#8217;aan iyo xuquuq la lusaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka laga soo tago sheegashada Wasiirka ee ah in maxkamada sare ay u gudbiyeen dacwada ka dhanka ah madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa, dhinaca kale ma jirto cid kale oo warbaahinta u xaqiijisay jirintaanka dacwadan gaar ahaan maxkamada sare oo aan wax war ka soo saarin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr Xusseen Cismaan Cilmi oo horay Wasiirka Xannaanada Xoolaha uga soo noqday maamulka Hir-shabeelle ayaa sheegay in xubno gaaraya 11 Wasiirro horay uga soo noqday maamulka Hir-shabeelle dacwad ka gudbiyeen sida uu hadalka u dhigay madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa. Wuxuu sheegay in dacwadooda oo soo martay heerar kala duwan ugu danbeyntii u gudbiyeen guddoonka maxkamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55533\/revisions\/55535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}