{"id":55477,"date":"2019-04-23T20:53:49","date_gmt":"2019-04-23T17:53:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55477"},"modified":"2019-04-23T20:53:49","modified_gmt":"2019-04-23T17:53:49","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-dhiggiisa-dalka-masar-oo-ka-wada-hadlay-xaaladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/madaxweyne-farmaajo-iyo-dhiggiisa-dalka-masar-oo-ka-wada-hadlay-xaaladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Dalka Masar Oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-313922\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo-iyo-Siisi-740x416.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo-iyo-Siisi-740x416.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo-iyo-Siisi-400x225.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo-iyo-Siisi-768x432.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo-iyo-Siisi.jpg 1180w\" alt=\"\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Masar dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa uga mahad celiyey shacabka iyo Dowladda Masar garab istaagga joogtada ah ee ay u muujiyeen shacabka Soomaaliyeed oo uu kala dhexeeyo xiriir soo jireen ah oo ku dhisan iskaashi iyo dheef wadaag.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxweyne Al-siisi ayaa ku bogaadiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya tallaabooyinka dowlad dhiska ah ee la qaaday, isagoona sheegay in dalkiisu uu sii wadayo taageeridda iyo xaqiijinta midnimada, amniga iyo horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Cabdulfataax Al-sisi waxa uu adkeeyey muhiimadda ay u leedahay dalkiisa in ay si dhaw ula tashadaan, kalana kaashadaan Dowladda Soomaaliya qorsheyaashooda heer qaaradeed muddada xil-madaxeedkiisa Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne ayaa iska xog-wareystay xaaladda Gobolka iyo caqabadaha jira, iyadoona Madaxweyne Farmaajo uu u sheegay dhiggiisa Dalka Masar in Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku garab taagan yihiin dadaallada heer qaaradeed, maadama uu haatan Guddoon u yahay Midowga Afrika.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Masar dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka. Madaxwaynaha ayaa uga mahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55479,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55477\/revisions\/55479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}