{"id":55474,"date":"2019-04-23T20:46:35","date_gmt":"2019-04-23T17:46:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55474"},"modified":"2019-04-23T20:50:16","modified_gmt":"2019-04-23T17:50:16","slug":"dowlada-sucuudiga-oo-dil-ku-fuliyay-37-qof-argagixiso-lagu-eedeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/dowlada-sucuudiga-oo-dil-ku-fuliyay-37-qof-argagixiso-lagu-eedeeyay\/","title":{"rendered":"Dowlada Sucuudiga Oo Dil Ku Fuliyay 37 Qof Argagixiso Lagu Eedeeyay."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p><strong>Boqortooyada Sucuudiga Carabiya ayaa maanta oo talaada ah dil ku fuliysay 37 qof oo muwaadiniinteeda ka mid ah kuwasoo lagu eedeeyay Dambiyo la xiriira argagixisnimo<\/strong><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-313928\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/SUCUUDIGA-740x416.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/SUCUUDIGA-740x416.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/SUCUUDIGA-400x225.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/SUCUUDIGA-768x432.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/SUCUUDIGA.jpg 770w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Warbixin lagu daabacay wakaalada wararka ee Sucuudiga ayaa lagu sheegay in dilku ka dhacay Magaalooyinka Riyad, Madiina, Meka iyo gobolka bartamaha dalkaasi ku yaal ee Qassim oo ay u badan yihiin dadka shiicada ah ee laga tirada badan yahay<\/p>\n<p>\u201d Ragan waxaa loo haystay inay falal argagixisnimo iyo fikrado argagaixisnimo oo ay aamisanaayeen, waxaa kalo lagu soo eedeeyay inay ka samaynayeen shabakado loogu talagalay inay curyaamiyaan amaanka boqortooyada sucuudiga\u201d Sidaas waxaa lagu yiri warbixinta lagu daabacay wakaalada Wararka ee Sucuudiga.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha Sucuudiga waxa ay sheegtay in qaar ka mid ah dadka dilka lagu fuliyay qoorta seef looga jaray, qaarkood la daldalay, qaarkoodna in la toogtay kadibna meel laga soo laadlaadiyay<\/p>\n<p>Dil wareedkan ayaa imaanaya maalin ka dib markii Ururka Daacish ay weerar ku qaadeen Dhismo ciidamada ammaanka ee sucuudiga ku lahaayeen magaalada Zulfi, taasi oo ay ku dhintay saddex askari oo ka Sucuudiyaan iyo dhammaan maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday oo koobnaa afar qof<\/p>\n<p>Ugu yaraan 100 qof ayaa Sucuudigu dil ku filayay tan iyo bilowgii Sanadkan 2019ka, iyadoo sanadkii hore tirada dadka dilka lagu fuliyay ay gaarayeen 149 qof sida ay sheegtay hay\u2019ada xuquuqul insaanka ee Amnesty International.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqortooyada Sucuudiga Carabiya ayaa maanta oo talaada ah dil ku fuliysay 37 qof oo muwaadiniinteeda ka mid ah kuwasoo lagu eedeeyay Dambiyo la xiriira argagixisnimo Warbixin lagu daabacay wakaalada wararka ee Sucuudiga ayaa lagu sheegay in dilku ka dhacay Magaalooyinka Riyad, Madiina, Meka iyo gobolka bartamaha dalkaasi ku yaal ee Qassim oo ay u badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55474\/revisions\/55475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}