{"id":55468,"date":"2019-04-23T20:39:29","date_gmt":"2019-04-23T17:39:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55468"},"modified":"2019-04-23T20:56:10","modified_gmt":"2019-04-23T17:56:10","slug":"dowlada-federaalka-oo-sheegtay-inay-diyaar-u-tahay-in-ay-la-fariisato-siyaasiyiinta-mucaraadka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/dowlada-federaalka-oo-sheegtay-inay-diyaar-u-tahay-in-ay-la-fariisato-siyaasiyiinta-mucaraadka-ah\/","title":{"rendered":"Dowlada Federaalka Oo Sheegtay Inay Diyaar U Tahay In Ay La Fariisato Siyaasiyiinta Mucaraadka Ah"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<div class=\"shared-counts-wrap before_content style-block\">Maalin ka dib markii Siyaasiyiin Mucaraad ah iyo qaar ka mid ah urur siyaasadeed ka jira Magaalada Muqdisho uu shir ugu soo dhamaaday Caasimadda Nairobi, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay inay diyaar u yihiin inay la fariistaan siyaasiyiinta hanku uu kaga jiro inay xil qabtaan.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-313907\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Warfaafinta-Daahir-740x416.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Warfaafinta-Daahir-740x416.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Warfaafinta-Daahir-400x225.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Warfaafinta-Daahir-768x432.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Warfaafinta-Daahir.jpg 1280w\" alt=\"\" \/><\/div>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlayay shirka magaalada Nairobi ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta inay dhimaan waxa uu ugu yeeray Orodka mucaaradnimada<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in xukuumada federaalka Soomaaliya ay tixigalinayso oo isxtrimaayso doorka siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dhismaha dowladnimada. Waxaana uu sheegay inay diyaar u yihiin inay ka wada hadlaan masaaliixda ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Dowlada federaalku waxey hadda waddaa isku raadinta dadka Soomaaliyeed, laakiin waxaan leeyahay siyaasiyiinta ka tanaasula mucaaradnimada, haddiise aydan ka tanaasuleynin Orodka haka badan-nina\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiirka warfaafinta federaalka<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ku shiray magaaladda Nairobi ayaa ku eedeeyay xukuumada federaalka inay gabtay howlihii loo igmaday oo ay ku fashilnatay amnigii, la dagaalanka alshabaab iyo hirgalinta ballanqaadyadoodii<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalin ka dib markii Siyaasiyiin Mucaraad ah iyo qaar ka mid ah urur siyaasadeed ka jira Magaalada Muqdisho uu shir ugu soo dhamaaday Caasimadda Nairobi, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay inay diyaar u yihiin inay la fariistaan siyaasiyiinta hanku uu kaga jiro inay xil qabtaan. Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Daahir Maxamuud Geelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55468\/revisions\/55473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}