{"id":55412,"date":"2019-04-20T20:57:14","date_gmt":"2019-04-20T17:57:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55412"},"modified":"2019-04-20T22:13:16","modified_gmt":"2019-04-20T19:13:16","slug":"maxkamad-ku-taal-g-maroodijeex-oo-amartey-in-dacwadda-wariye-c-maalik-coldoon-lagu-qaado-g-togdheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/maxkamad-ku-taal-g-maroodijeex-oo-amartey-in-dacwadda-wariye-c-maalik-coldoon-lagu-qaado-g-togdheer\/","title":{"rendered":"Maxkamad Ku Taal G\/Maroodijeex oo Amartey In Dacwadda Wariye C\/maalik Coldoon Lagu Qaado G\/togdheer."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/coldoon.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55362\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/coldoon-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"983\" height=\"983\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/coldoon-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/coldoon-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/coldoon-70x70.jpg 70w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/coldoon.jpg 474w\" sizes=\"auto, (max-width: 983px) 100vw, 983px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maanta la geeyey maxkamadda gobolka Maroodi jeex si rumaan looga qaato inta kiiskiisa ay baadhayaan, ayaa ka diiday inay rumaansiiso iyado ku dooday in dacwadiisa lagu qaado gobolkii laga soo kaxeeyey iyo in aanu bixin amarka soo qabashada wariyaha.<\/p>\n<p>Maxkamadda gobolka Maroodi jeex ayaa iska leexisay in ay iyadu amartay soo qabashada wariye Coldoon, waxaanu sheegay in amarkaasi aanay iyadu lahayn, isla markaana aanay awood u lahayn inay dacwadiisa gasho maxkamada gobolka Maroodi jeex maadaama oo gobolka laga keenay ay ka jiraan maxkamadihii gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidaas waxa warbaahinta u sheegay garyaqaankiisa Mubaarak Cabdi Ismaaciil oo kiiskiia la socday, waxaanu yidhi \u201csaaka maxkamda gobolka Maroodi jeex baa la hor keenay, si ay Ciidankii soo qabtay uga qaataan rumaan, wuxuu gudoomiyaha maxkamada gobolka Maroodi jeex u diiday inuu siiyo waraaqda rumaanka laba sababdood darteed, qaabka loo soo xidhay oo aan sharci ahayn oo aanu bixin amarka qabashada, taas oo gudoomiyaha gobolku uu iska bari yeelayey iyo arrinta labaad oo ah in laga soo xidhay gobolka Togdheer oo ay joogaan maxkamadihii gobolku oo aanay sharci ahayn in ay Hargeysa lagu qaado dacwadiisa mar hadi aanay maxkamada sare soo wareejin gal dacwadeedkiiskan\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, maxkamadda gobolka Maroodi jeex waxay amartay in dhakhtarka la geeyo si loo eego dhibaato ka soo gaadhay markii uu ciidanka ka baxsanayey iyo in loo ogolaado in ehelkiisa iyo garyaqaankiisuba booqan karaan maxbuuska.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maanta la geeyey maxkamadda gobolka Maroodi jeex si rumaan looga qaato inta kiiskiisa ay baadhayaan, ayaa ka diiday inay rumaansiiso iyado ku dooday in dacwadiisa lagu qaado gobolkii laga soo kaxeeyey iyo in aanu bixin amarka soo qabashada wariyaha. Maxkamadda gobolka Maroodi jeex ayaa iska leexisay in ay iyadu amartay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55414,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55412\/revisions\/55414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}