{"id":55355,"date":"2019-04-18T19:49:01","date_gmt":"2019-04-18T16:49:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55355"},"modified":"2019-04-18T19:49:17","modified_gmt":"2019-04-18T16:49:17","slug":"hadal-haynta-dibadbaxyo-muqdisho-ka-dhaca-oo-booliska-soomaaliya-ka-hadleen-iyo-waxa-ay-salka-ku-hayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/hadal-haynta-dibadbaxyo-muqdisho-ka-dhaca-oo-booliska-soomaaliya-ka-hadleen-iyo-waxa-ay-salka-ku-hayaan\/","title":{"rendered":"Hadal Haynta Dibadbaxyo Muqdisho Ka Dhaca oo Booliska Soomaaliya Ka Hadleen iyo waxa ay Salka Ku Hayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ugar-sal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55356\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ugar-sal-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"989\" height=\"659\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ugar-sal-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ugar-sal.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 989px) 100vw, 989px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay dibadbaxyo kacdoon Shacab ah oo la filayay in ay maanta ka dhacaan magaalada ayaa waxaa arintaa ka hadlay taliska Booliiska dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in banaanbax in la qabtaa aysan wax weyn aheyn, hasse ahaatee loo baahan yahay in la cadeeyo u jeedkiisa,isla markaana ogolaansho laga heysto laamaha Amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Marka ay dibadbaxyadu dhacayaan waxaa ku soo dhax dhuunta dad burcad ahkuwaasoo dhac u geysanaya hantida dadweynaha, hadda waxaan heynaa dacwado uga yimid dad hantidooda la boobay, ayuu yiri taliyaha Booliiska Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baraha bulshada ayaa shalay ilaa xalay waxaa siweyn uga faafay baraha baraha bulshada fariimo leysku weydaarsanayo dadkana loogu baaqayo in ay ka soo qeybgalaan dibadbax weyn oo la qabanayo 18ka bisha April oo ku beegan maanta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dibadbaxyadan ayaan aheyn kuwo Salka Ku Haya Aragtiyo Leh Qorshe Ku Tala Gal leh Balse U Muuqda Kuwo Laab La Kac uun Ku Kooban oo Dad Gaar ahi Wataan Una Badan Dad Qurba Joog Adeegsanaya Baraha Bulshada Iyagoo Adeegsanaya Qabyaalad iyo Wixii Sodonka Sano Lagu Soo Jirey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin xaalada magaalada Muqdisho ayaa hadda u muuqata mid degan oo waxaa caadi u soconaya isku socodka dadka iyo gaadiidka dadweynaha ma na jiro dhaqdhaqaaq muujinaya dibadbaxyo la filayo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay dibadbaxyo kacdoon Shacab ah oo la filayay in ay maanta ka dhacaan magaalada ayaa waxaa arintaa ka hadlay taliska Booliiska dowladda Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in banaanbax in la qabtaa aysan wax weyn aheyn, hasse ahaatee loo baahan yahay in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55355","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55357,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55355\/revisions\/55357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}