{"id":55333,"date":"2019-04-17T19:08:44","date_gmt":"2019-04-17T16:08:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55333"},"modified":"2019-04-17T19:22:13","modified_gmt":"2019-04-17T16:22:13","slug":"dawlada-federaalka-oo-maanta-dalka-dib-ugu-soo-celisay-dhalinyaro-in-muddo-ah-ku-xirnaa-xabsiyada-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/dawlada-federaalka-oo-maanta-dalka-dib-ugu-soo-celisay-dhalinyaro-in-muddo-ah-ku-xirnaa-xabsiyada-liibiya\/","title":{"rendered":"Dawlada Federaalka Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Celisay Dhalinyaro In Muddo Ah Ku Xirnaa Xabsiyada Liibiya."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<p class=\"entry-meta\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-313607\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dhalinyaro.jpg\" sizes=\"(max-width: 704px) 100vw, 704px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dhalinyaro.jpg 704w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dhalinyaro-400x266.jpg 400w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Dhalinyarada oo gaaraya lix qof waxay isugu jireen shan wiil iyo hal gabar waxana ay ka kala tahriibeen Muqdisho, Garowe, Hargeysa iyo Mandheera, iyagoo Dhawr sano kuxirnaa Xabsiyo kuyaala dalka Liibiya halkaasoo Ay kuheysteen kooxaha Dadka qafaasha ee Magafayaasha ah.<\/p>\n<p>Waxaana maanta Nasiib ay u yeesheen inay dib dalkooda ugusoo laabtaan kadib markii Ay arintaas Dadaal wayn ugashay Dowlada Soomaaliya gaar ahaan Ambassador Maryam yaasiin oo ah Ergeyga gaarka ah ee Xuquuqda Carruurta iyo Tahriibayaasha ee Xafiiska Ra\u2019iisalwasaaraha.<\/p>\n<p>Markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho waxaa si heer sare ah usoo dhaweeyey Masuuliyiin ka socotay Xafiiska Ergeyga gaarka ah \u00a0ah ee xuquuqda Carruurta iyo tahriibayaasha ee Xafiiska Ra\u2019iisal wasaaraha, Madaxda Hay\u2019adda Qaxootiga Qaranka iyo barakacayaasha iyo \u00a0Wakiilo matalayey hay\u2019adda Socdaalka Aduunka ee IOM.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dhalinyaradi soo noqday maanta oo la hadlay Warbaahinta Qaranka \u00a0Soomaaliyeed ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin dib ugusoo laabashada dalkooda, iyagoo umahadceliyey MadaxdaQaranka \u00a0iyo \u00a0Ambassador Maryan yaasiin Doorkooda Ku aadan soo sii deyntooda. waxayna ka sheekeen dhibaatadii ay kalasoo kulmeen Dalka Libiya.<\/p>\n<p>Maxamed Amiin Cabdullaahi Cusmaan \u00a0oo ah Kusimaha Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga Qaranka iyo barakacayaasha oo kamid ahaa Masuuliyiintii Soo dhaweeyey Dhalinyarada ayaa sheegay in dhalinyarada maanta imaatay ay kamidyihiin Tahriibayaal ku xirnaa Dalka Liibiya, wuxuuna intaas kudaray inay jiraan jiraan dhalinyaro kale oo kuxiran Xabsiyada Liibiya.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysay oo dhalinyaro tahriibayaal ah lagusoo celiyo Dalkooda hooyo, waxaana ka horeeyey dhalinyaradan kuwa \u00a0oo kale oo tahriibayaal ah kuwaasoo Dowlada Soomaaliya ay dadaal wayn ugashay sidii ay ugasoo sii deyn laheyd Xabsiyada Dalka Liibiya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhalinyarada oo gaaraya lix qof waxay isugu jireen shan wiil iyo hal gabar waxana ay ka kala tahriibeen Muqdisho, Garowe, Hargeysa iyo Mandheera, iyagoo Dhawr sano kuxirnaa Xabsiyo kuyaala dalka Liibiya halkaasoo Ay kuheysteen kooxaha Dadka qafaasha ee Magafayaasha ah. Waxaana maanta Nasiib ay u yeesheen inay dib dalkooda ugusoo laabtaan kadib markii Ay arintaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55344,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55333\/revisions\/55344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}