{"id":55326,"date":"2019-04-17T19:01:21","date_gmt":"2019-04-17T16:01:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55326"},"modified":"2019-04-17T19:22:49","modified_gmt":"2019-04-17T16:22:49","slug":"golaha-shacabka-somalia-oo-warbixin-ka-dhageystay-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/golaha-shacabka-somalia-oo-warbixin-ka-dhageystay-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka Somalia Oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<div class=\"shared-counts-wrap before_content style-block\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-313599\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/golaha-shacabka-740x492.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/golaha-shacabka-740x492.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/golaha-shacabka-400x266.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/golaha-shacabka.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/div>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, waxaana soo xaadiray 141 xildhibaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa warbixin ka dhageystay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, waxaa sidoo kale laga hor aqriyay wax ka bedelka sharciga Furdooyinka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim \u201cXaliima Yarey\u201d ayaa Golaha Shacabka u faah faahisay heerka ay marayaan howlaha u diyaar garowga doorashooyinka Dalka,habraaca doorashooyinka la xiriira,diiwaan gelinta xisbiyada,wacyi gelinta iyo diiwaan gelinta codbixiyaasha iyo sidoo kale nooca ay cod bixinta noqon doonto oo ah nooca Bio-metric registration oo ah aalada aqoonsiga wejiga qofka sida ay sheegtay Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo sidoo kale sheegtay in uu Guddiga buuxiyay kuraasta ka banaan golaha shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanda golaha Shacabka ayaa Akhrinta koowaad marsiiyay wax ka bedelka sharciga furdooyinka sharciga No1 oo soo baxay 30-kii Bishii March sanadkii 1961-kii,Waxaana Xildhibaanada u akhriyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xildhibaan Maxamuud Xayir Ibraahim.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanda qaarkood ayaa wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda weydiiyay su\u2019aalo la xiriira baahida sharciga loo qabo iyo saameynta miisaaniyadeed ee uu yeelan karo.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in sharcigan lagu wareejinayo gudiga ku shaqada leh.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, waxaana soo xaadiray 141 xildhibaan. Xildhibaanada ayaa warbixin ka dhageystay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, waxaa sidoo kale laga hor aqriyay wax ka bedelka sharciga Furdooyinka. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55326"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55345,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55326\/revisions\/55345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}