{"id":55242,"date":"2019-04-14T20:28:24","date_gmt":"2019-04-14T17:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55242"},"modified":"2019-04-14T20:48:41","modified_gmt":"2019-04-14T17:48:41","slug":"hogaamiyaha-milateriga-ah-ee-suudaan-oo-wacad-ku-maray-inuu-xididdada-u-siibi-doono-maamulkii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/hogaamiyaha-milateriga-ah-ee-suudaan-oo-wacad-ku-maray-inuu-xididdada-u-siibi-doono-maamulkii-hore\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Milateriga Ah Ee Suudaan Oo Wacad Ku Maray Inuu &#8216;Xididdada U Siibi Doono Maamulkii Hore&#8217;"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"story-body__h1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/81B4\/production\/_106440233_053426644.jpg\" alt=\"Janaraal Cabdulfataax Cabduraxmaan Burhaan ayaa waxa uu taleefishinka jeediyay hadallo dabacsan\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/h1>\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu &#8220;xididdada u siibi doono maamulkii hore&#8221; laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay taleefishinka ayuu Janaraal Cabdulfataax Cabduraxmaan Burhaan ku dhawaaqay in dib loo qaabeyn doono hay&#8217;adaha qaranka, in la soo afjaray bandowga habeenkii iyo in la sii dayn doono maxaabiista siyaasadda u xiran.<\/p>\n<p>Dibadbaxyada ayaa soconaya walow xilkii laga tuuray madaxweynihii dalkaasi mudada dheer maamulayay Cumar Xasan al-Bashiir.<\/p>\n<p>Mudaaharaadayaasha ayaa waxa ay dalbadeen in si dhaqsiyaha xukunka loogu wareejiyo dadka rayidka ah iyo inay sii joogi doonaan waddooyinka.<\/p>\n<p>Janaraal Burhaan oo badelay hogaamiyihii afgambigii Jimcaha, ayaa sidoo kale waxa uu kala diray dhamaan dowlad goboleedyadii waxa uuna codsaday in la dhowro xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Milaterigu waxa uu ilaalin doonaa &#8220;nabadda, kala dambaynta iyo ammaanka&#8221; guud ahaan Suudaan inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka ah taas oo ugu badnaan qaadan doonta laba sanadood ilaa laga qabanayo doorashooyin xukunkana rayidka loogu wareejinayo, ayuu ku daray.<\/p>\n<p>Isagoo adeegsanaya erayo dejin ah ayuu Janaraal Burhaan waxa uu mucaardka ugu baaqay &#8220;inay gacan ka siiyaan dib u soo celinta noloshii caadiga aheyd&#8221;, isagoo ballanqaaday inuu maxkamadeyn doono kuwii dilay dibadbaxayaasha, waxa uuna wacad ku maray inuu musuq maasuqa la dagaalami doono.<\/p>\n<p>Khudbadda ayaa waxaa xigtay iscasilaadda madaxii ammaanka ee laga cabsan jiray Janaraal Saalax Gosh kaddib saacado un markii uu xilka banneeyay wasiirka Gaashaandhigga Cawad Ibnu Cowf.<\/p>\n<p>Sabab rasmi ah lagama bixin iscasilaadooda.<\/p>\n<p>Gelinkii dambe ee Sabtidii milateriga ayaa Janaraal Maxamed Xamdaan Dagalo u magacaabay inuu noqdo ku xigeenka Golaha Milateriga ee ku meelgaarka ah.<\/p>\n<h2 class=\"story-body__crosshead\">Muxuu mucaaradku sheegay?<\/h2>\n<p>Kooxaha mucaaradka ayaa la kulmay milateriga si ay uga wadaxaajoodaan &#8220;qorshaha ku meelgaarka ah&#8221;.<\/p>\n<p>Afhayeenka dibadbaxayaasha Maxamed Yuusuf al-Mustafa ayaa BBC-da u sheegay inay ku adkaysteen in si degdeg ah lagu dhiso xukuumad rayid ah, hasayeeshee xubno ka tirsan milateriga loo ogolaado doono inay qeyb ka noqdaan maamulka.<\/p>\n<p>Sida uu ku warramayo website-ka Baj News ee gaarka loo leeyahay hogaamiyaha Xisbiga Kongareeska ee Suudaan ee mucaaradka ah, Cumar al-Digeyr, ayaa sheegay in xubnihii mucaaradka matalayay ay dalbadeen in la dhiso dowlad rayid ah &#8220;awoodeeduna ay u dhammeystiran tahay&#8221; iyo in rayidka ay xukunka sii hayaan mudada ku meelgaarka ah.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu sheegay in milateriga ay ka sugayaan si ay ballanqaadeen in la sii daayo dibadbaxayaasha jeelasha ku jira.<span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/0C84\/production\/_106440230_053424043.jpg\" alt=\"Dibadbaxayaasha Suudaan ayaa mudaharaadayay muddo todobaadya ah\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span>Xiriirka Xirfadlayaasha Suudaan kaas oo soo abaabulayay dibadbaxyada ayaa waxa uu ugu baaqay milateriga &#8220;inuu xaqiijiyo in si degdeg ah uu awoodda ugu wareejiyo xukuumad rayid ah oo ku meelgaar ah.&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay ku baaqeen in dibadbaxyadu ay sii socdaan.<\/p>\n<p>Dhibaaro dhaqaale oo sii kordhaysa ayaa dalka ku habsatay tan iyo markii ay 2011 ka go&#8217;day dalka intiisa kale qeybta koonfureed ee qaniga ku ah saliidda, afgambigii Khamiistiina waxa uu dhacay kaddib bilooyin ay socdeen deganaanshiyo la&#8217;aan ka dhalatay qiimaha oo sare u kacay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu &#8220;xididdada u siibi doono maamulkii hore&#8221; laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga. Isagoo ka hadlayay taleefishinka ayuu Janaraal Cabdulfataax Cabduraxmaan Burhaan ku dhawaaqay in dib loo qaabeyn doono hay&#8217;adaha qaranka, in la soo afjaray bandowga habeenkii iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55242"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55253,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55242\/revisions\/55253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}