{"id":55181,"date":"2019-04-12T19:17:56","date_gmt":"2019-04-12T16:17:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55181"},"modified":"2019-04-12T19:21:09","modified_gmt":"2019-04-12T16:21:09","slug":"tira-koobka-ciidamada-oo-m-weyne-farmaajo-sheegay-in-ay-caqabado-waaweyn-kala-kulmeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/tira-koobka-ciidamada-oo-m-weyne-farmaajo-sheegay-in-ay-caqabado-waaweyn-kala-kulmeen\/","title":{"rendered":"Tira Koobka Ciidamada oo M\/weyne Farmaajo Sheegay in ay Caqabado Waaweyn Kala Kulmeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55174\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"957\" height=\"638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 957px) 100vw, 957px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay tirakoobka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in muddadii ay dib u habeynta ciidamada ku jirtay dowladdiisu ay soo wajaheen caqabado aad u waaweyn.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Tirakoobku waa is badal, isbadalku-na dadka ma jacla, sidaa daraadeed caqabado ayaa naga soo food saartay, laakiin hadda sidii aan u soo jiitameynay, waxaan soo gaarnay marxalad aan ognahay tirada ciidamada aan heysanno\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maalintii shalay khudbad ka jeedinayay munaasabada aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in ay aad uga fikirayeen intii lagu guda jiray howsha tirakoobka waxa ka iman kara iyo caqabadaha soo ifbixi kara isaga oo yiri\u2019\u2019 Maalin walba iyo bil walba dib ayaan u dhigeynay tirkoobka Annaga oo is leh amaa si kale loo qataa\u2026 ciidanku amey gadoodaan.. iyo waliba arrimo kale dhaci karay dartood..xitaa waxaa dhib noqotay in ciidanka loo sameeyo Account \u00a0si mishaarkooda loo siiyo\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa \u00a0toddobaadyadii ugu danbeeyayba u muuqatay mid wajaheysa caqabado waaweyn oo uga imanayay dhinaca ciidamada oo qeybo badan oo dalka ka mid ah ka sameeyay gadood ay uga cabanayaan in muddo ka badan Afar bilood aysan heli wax mishaar ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin madaxda ugu sareysa Qaranka ayaa arintaa uga fal celiyay in ciidamada gadoodka sameynaya yihiin kuwo aan u diiwaan-gashneyn Wasaarradda Gaashaandhigga, balse uusan jirin askari la diiwaan-galiyay oo aan wax mishaar ah qaadan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55174\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/farmajee-xogga.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay tirakoobka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in muddadii ay dib u habeynta ciidamada ku jirtay dowladdiisu ay soo wajaheen caqabado aad u waaweyn. \u2018\u2019Tirakoobku waa is badal, isbadalku-na dadka ma jacla, sidaa daraadeed caqabado ayaa naga soo food saartay, laakiin hadda sidii aan u soo jiitameynay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55182,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55181\/revisions\/55182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}