{"id":55142,"date":"2019-04-11T10:49:45","date_gmt":"2019-04-11T07:49:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55142"},"modified":"2019-04-11T21:01:51","modified_gmt":"2019-04-11T18:01:51","slug":"raisul-wasaare-kheyre-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-hayadda-lacagta-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/raisul-wasaare-kheyre-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-hayadda-lacagta-adduunka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Madaxa Hay\u2019adda Lacagta Adduunka."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-313086\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kheyre3-1-740x493.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kheyre3-1-740x493.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kheyre3-1-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kheyre3-1.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1057\" height=\"704\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee maal mahaan ku sugnaa magalaada Washinton ee dalka Mareykanka ayaa kulan balaaran la qaatay madaxa hay\u2019adda lacagta adduunka Cristine Lagarde.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa kulan kooda iskula soo qaaday horumarrada ay Soomaaliya ka sameysay dhanka hagaajinta nidaamka maaliyadda iyo xaqiijinta himilooyinka lagu gaari karo in soomaliya ay hesho fursadda deyn cafinta.<\/p>\n<p>Wafdiga r\/wasaarah oo ay ka mid yihiin Wasiirada Maaliyadda, Qorsheynta, Gudoomiyaha Bangiga dhexe,Hanti dhowrka Qaran iyo xubno kale ayaa sidoo kale kulamo isdaba joog ah la yeelanaya hay\u2019addaha maaliyadda dunida ee ku kulansan shir sanadeedka Guga oo ah mid ay si wada jir ah u qabtaan Bangiga aduunka iyo hay\u2019adda lacagta aduunka ee IMF.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorsheyta iyo maalgashiga Xukuumadda Federaalka\u00a0 ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo\u00a0 ka warramay kulamadda ay galeen Iyo waxyaabihii kasoo baxay ayaa sheegay in dhamaan shirarkii ay yeesheen laga gaaray isfahan ku saleysan in Soomaaliya ay ka soo baxday shuruudihii laga rabay in ay hesho deyn cafin,dhawaana la filayo in go,aano laga soo Saaro.<\/p>\n<p>Kulamada uu ra\u2019isul Wasaaraha iyo wefdigiisu la yeelanayo madaxda ka qeyb galaysa shirkan ayaa sii socon doona maalmaha soo socda, waxaana rajo weyn laga qabaa in guulo wax ku ool ah laga gaaro dadaalada socda.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ra\u2019iisul wasaare Hassan Cali Qeyre ayaa Aqalka cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka kula kulmay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton. Bolton ayaa u hambalyeeyay Ra\u2019iisul wasaaraha iyo dowladda Soomaaliya horumaradda ay ka gaartay hagaajinta maaliyada isagoo sheegay in ay dowladda Mareykanku ay sii wadi doonto iskaashiga ay la leedahay Soomaaliya gaar ahaana la dagaalanka Argagixisada iyo xasiloonida Gobolka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee maal mahaan ku sugnaa magalaada Washinton ee dalka Mareykanka ayaa kulan balaaran la qaatay madaxa hay\u2019adda lacagta adduunka Cristine Lagarde. Labada dhinac ayaa kulan kooda iskula soo qaaday horumarrada ay Soomaaliya ka sameysay dhanka hagaajinta nidaamka maaliyadda iyo xaqiijinta himilooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55142"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55158,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55142\/revisions\/55158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}