{"id":55103,"date":"2019-04-10T19:43:03","date_gmt":"2019-04-10T16:43:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55103"},"modified":"2019-04-10T19:43:03","modified_gmt":"2019-04-10T16:43:03","slug":"hayadda-gurmadka-deg-degga-ee-aamin-ambulance-oo-la-sheegayo-shaqojoojin-boolisku-ku-sameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/hayadda-gurmadka-deg-degga-ee-aamin-ambulance-oo-la-sheegayo-shaqojoojin-boolisku-ku-sameeyeen\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Gurmadka Deg Degga ee Aamin Ambulance Oo La Sheegayo ShaqoJoojin Boolisku Ku Sameeyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aamiin-ambluce.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aamiin-ambluce-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"1003\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aamiin-ambluce-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aamiin-ambluce.jpeg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 1003px) 100vw, 1003px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sii xoogeysanayay saacadihii ugu danbeeyay wararka ku saabsan shaqo joojin Booliiska Soomaaliya ay ku sameeyeen hay\u2019adda gurmadka degdega ah ee Aamin Ambulance oo ka mid ah hay\u2019addaha gargaarka deg dega ah u fidiya dadka\u00a0 gaar ahaan marka ay dhacaan qaraxyada.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya iyo taliska Booliiska Soomaaliyeed oo labaduba ka hadlay warka ku saabsan shaqo ka joojinta hay\u2019adda Aamin Ambulance labaduba waxaa ay sheegeen in uusan jirin warka ku saabsan in uu taliska Booliiska Soomaaliyeed shaqo joojin ku sameeyay hay\u2019addan oo siweyn caan uga dhax ah bulshada kana soo shaqeyneysa howlaha samafalka muddo ka badan 12 sano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin madaxda Aamin Ambulance oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Booliisku ku soo wargaliyeen inay joojiyaan shaqada, taasoo uu ku tilmaamay arrin aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxey noo sheegeen in aan shaqada joojinno oo aan tagin goobaha ay qaraxyadu ka dhacaan si dadka loogu gargaaro, waana arin nasiib darro ah \u2018 ayuu yiri Dr. C\/qaadir C\/raxmaan Xaaji madaxda Aamin Ambulance.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliyeed Zakiya Xusseen Axmed ayaa dhankeeda sheegtay in uusan jirin amar ka soo baxay Booliiska oo shaqada looga joojiyay hay\u2019adda Aamin, taa badalkeedna hay\u2019addaha Amnigu diyaar u yihiin wada shaqeyn dhaw oo lala yeesho hay\u2019adda si looga gacan siiyo howlaheeda gurmadka degdega ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale warka arintan ku saabsan waxaa beeniyay agaasimaha war-faafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Axmed Maxamed oo sheegay in uu been abuur yahay warka ku saabsan taliska Booliisku shaqo joojin ku sameeyay Aamin Ambulance.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dad ayaa su\u2019aalo badan iska weydiinaya cid bixisay amarka shaqo joojinta ah mar haddii taliska Booliiska iyo madaxtooyada Soomaaliya labaduba sheegeen in uusan jirin warka arintan ku saabsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAmarka nala siiyay wuxuu ahaa inaan shaqada joojin oo hadal ahaan Booliska nagu dhaheen, in meelaha qaraxyada ka dhacaan aanan tagi karin, markii aan ka codsanay warqad in nala siiyo waxay dhaheen warqad nalooma keenin\u201dayuu yiri Madaxa Gaadiidka Aamin Ambulance.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda gurmadka deg dega ee Aamin Ambulance ayaa ah mid si gaar ah loo leeyahay,waxaana ay ka Shaqeysaa u gurmashada dadka ku waxyeelooba qaraxyada iyo musiibooyinka kale ee ka dhaca magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii xoogeysanayay saacadihii ugu danbeeyay wararka ku saabsan shaqo joojin Booliiska Soomaaliya ay ku sameeyeen hay\u2019adda gurmadka degdega ah ee Aamin Ambulance oo ka mid ah hay\u2019addaha gargaarka deg dega ah u fidiya dadka\u00a0 gaar ahaan marka ay dhacaan qaraxyada. Madaxtooyada Soomaaliya iyo taliska Booliiska Soomaaliyeed oo labaduba ka hadlay warka ku saabsan shaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55106,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55103\/revisions\/55106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}