{"id":54945,"date":"2019-04-07T13:28:59","date_gmt":"2019-04-07T10:28:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54945"},"modified":"2019-04-07T22:24:19","modified_gmt":"2019-04-07T19:24:19","slug":"dagaalka-libiya-oo-sii-xoogeystay-iyadoo-ciidamada-xaftar-ay-tripoli-ku-wajahanyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/dagaalka-libiya-oo-sii-xoogeystay-iyadoo-ciidamada-xaftar-ay-tripoli-ku-wajahanyihiin\/","title":{"rendered":"Dagaalka Libiya Oo Sii Xoogeystay Iyadoo Ciidamada Xaftar ay Tripoli Ku wajahanyihiin iyo Sida Hadda Xaaladdu Tahey."},"content":{"rendered":"<h1 class=\"story-body__h1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/340\/cpsprodpb\/42F7\/production\/_106334171_de9a005a-255e-4805-973b-3b0f733c47f9.jpg\" alt=\"Janaraal Haftar ayaa amar ku siiyay ciidammadiisa inay guluf ku qaadaan magaalada\" width=\"1018\" height=\"571\" data-highest-encountered-width=\"340\" \/><\/h1>\n<div class=\"with-extracted-share-icons\">\n<div class=\"story-body__mini-info-list-and-share\">\n<div class=\"story-body__mini-info-list-and-share-row\">\n<div class=\"share-tools--no-event-tag\">\n<div id=\"comp-pattern-library\" class=\"distinct-component-group container-twite\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo mitir.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararku waxa ay tibaaxayaan in mid ka mid ah maleeshiyaadka ugu xoogan Tripoli oo loo yaqaano RADA ay dhinac u baxeen ayna taageerayaan haatan General Xaftar.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee BBC ka qortay dagaalka Libya, waxaa isku soo aruuriyay soo jeedinayana Xasan Sheekh Cumar.<\/p>\n<p>Dagaalka soo cusboonaaday ayaa ku baahay nawaaxiga caasimada Tripoli, waxa uuna dhexmarayaa xoogaga taabacsan xukuumada caalamku aqoonsan yahay ee Libya iyo dagaalyahanada falaagada ee fadhigoodu yahay bairga dalkaasi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in isku dhacyada u dhexeeyo milatariga Gen Khalifa Haftar iyo kooxaha taageera dowladda uu ka soconayo sadex goobood oo ku yaala koonfurta Libya.<\/p>\n<p>Caasimada Tripoli ayaa xarun u ah dowlada Qaramada Midoobay ay taageerto caalamkuna aqoonsan yahay.<\/p>\n<p>Qaramad Midoobay iyo dhowr dowladood oo reer galbeed ah ayaa ugu baaqay dhinacyada colaadu u dhexeso inay heshiis ka gaaraan dagaalka sii xumaanaya.<\/p>\n<p>Kolsii horeysay ergeyga Qarama Midoobay u qaabilsan Libya Ghassan Salame, ayaa sheegay inay ka go&#8217;antahay in la qabto bishaan shir lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya Libya.<\/p>\n<p>Ergeyga Qarama Mdoobay oo ee Libya ayaa ku adkeystay in shirkaasi la qorsheeyay oo looga hadli doono suuragalnimada doorahsooyn cusub oo ka dhaco dalkaasi uu qabsoomi doono.<\/p>\n<p>Khudbad uu telefishinka ka jeedayay madaxa xukuumada ay taageerto QM, raisal wasaare Fayez al-Sarraj, ayaa ku eedeeyay Gen Haftar inuu bilaabay inqilaab milatari.<\/p>\n<p>Mr al-Sarraj ayaa hseegay in xukuumadiisu ay xooga saartay dhanka amnia, balse waxa uu sheegay in Gen Haftar uu kala kulmi doono awood iyo casiima.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaramada Midoobay ee ku sugan caasimada Tripoli ayaa heegan buuxa la galiyay.<\/p>\n<p>Dalka Libya ayaa wxaa burburiyay colaad iyo xasilaano darro siyaasadeed tan iyo markii hogaamiyihii mudada dheer xukumayay Mucamar Alqadafi xilka laga tuuray lana dilay sanandkiii 2011.<\/p>\n<\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho. Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo mitir. Sidoo kale wararku waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,3,36],"tags":[],"class_list":["post-54945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54945"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54945\/revisions\/54977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}