{"id":5490,"date":"2012-04-11T14:11:44","date_gmt":"2012-04-11T14:11:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5490"},"modified":"2012-04-11T14:11:44","modified_gmt":"2012-04-11T14:11:44","slug":"shil-gaari-qasaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-isugu-jiro-geestay-oo-ka-dhacay-inta-u-dhexeysa-garoowe-iyo-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/shil-gaari-qasaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-isugu-jiro-geestay-oo-ka-dhacay-inta-u-dhexeysa-garoowe-iyo-qardho\/","title":{"rendered":"Shil Gaari Qasaaro Dhimasho Iyo Dhaawac Isugu Jiro Geestay Oo Ka Dhacay Inta U Dhexeysa Garoowe Iyo Qardho"},"content":{"rendered":"<p><strong> <\/strong><\/p>\n<h1><strong> Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/h1>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong>Shilkaani Gaari oo khasaare geystey ayaa barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Qardho iyo Garoowe.<\/strong><\/p>\n<p>Qasaaraha Shilkaani Geestay gaari oo ka dhacay meel u dhow deegaanka Xaaji-khayr, ayaa waxaa galay gaari nooca waaweyn ee xamuulka qaada ah.<\/p>\n<p>Dhaaawacyada Ayaa waxa ay Gaarayaan Ilaa Iyo 8-kamid ah rikaabkii gaarigaas saarnaa, waxaana geeriyoodey labo oo ay Ka midtahay qof dumar ah.<\/p>\n<p>Gaariga shilka galay ayaa ah nooca ay Soomaalidu (caga badan)ta u taqaan, kaas oo ka yimi dhinaca magaalada Boosaaso Ee Xarunta Maamlkaasi Ah.<\/p>\n<p>Waa shilkii 2-aad ee noocaani oo kale ah oo \u00a0maanta ka dhaca inta u dhexeysa degmooyinka Qardho iyo Garoowe.<\/p>\n<p>Wadarta guud ee dadka labadaas shil wax ku noqday ayaa ah 22-qof, waxaana geeriyoodeey 5-qof oo isug jirey 2-caruur ah haweeney iyo labo rag ah.<\/p>\n<p><strong> Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Shilkaani Gaari oo khasaare geystey ayaa barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Qardho iyo Garoowe. Qasaaraha Shilkaani Geestay gaari oo ka dhacay meel u dhow deegaanka Xaaji-khayr, ayaa waxaa galay gaari nooca waaweyn ee xamuulka qaada ah. Dhaaawacyada Ayaa waxa ay Gaarayaan Ilaa Iyo 8-kamid ah rikaabkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5490","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5490"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5497,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5490\/revisions\/5497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}