{"id":549,"date":"2011-05-10T09:32:24","date_gmt":"2011-05-10T09:32:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=549"},"modified":"2011-05-10T09:32:24","modified_gmt":"2011-05-10T09:32:24","slug":"korneel-xildhibaan-bare-aadan-shire-bare-hiiraale-oo-ku-xanuunsan-xabsi-gacanta-ay-ku-hayaan-ciidamada-ithopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/korneel-xildhibaan-bare-aadan-shire-bare-hiiraale-oo-ku-xanuunsan-xabsi-gacanta-ay-ku-hayaan-ciidamada-ithopia\/","title":{"rendered":"Korneel Xildhibaan Bare Aadan Shire Bare Hiiraale Oo ku Xanuunsan Xabsi Gacanta Ay Ku Hayaan Ciidamada Ithopia"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"text-decoration: underline;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/bare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-550\" title=\"bare\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/bare-204x300.jpg\" alt=\"\" width=\"204\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/bare-204x300.jpg 204w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/bare.jpg 250w\" sizes=\"auto, (max-width: 204px) 100vw, 204px\" \/><\/a>\u00a0<\/p>\n<p>Wararka Aan Ka heleyno Doolow Ithopia Ayaa Sheegaya in Muddo 2 Todobaad ah Uu Ku xiran yahay Halkaasi Hogaamiye Kooxeed Bare Hiiraale Oo Ka mid ahaa Shaqsiyaadka U adeega ithopia Islamarkaana Ka Tirsanaa Horjoogayaasha Horkacaya Dagaalada Ka Socda Gobolka Gedo<\/span><\/p>\n<p>Warar Aan Ka helnay Xabsiga Uu Ku Jiro Bare Hiiraale Ayaa waxa ay Sheegayaan In Uu Aad U xanuunsanyahay Hiiraale Islamarkaana Dhibaatooyin Farabadan ay U Geesteen Ciida,da Dowlada Ithopia Waxaana Loo diiday Bare Hiiraale In Ay Soo Booqdaan eheladiisa<\/p>\n<p>Qaar Ka Tirsan ehelada Bare Hiiraale ayaa Cambaareeyay Xaraga Cornel Bare Hiiraale Iyagoona Ugu Baaqat TFGda In Arintaasi La Soo Faragaliyi<\/p>\n<p>Mana ahan Markiii Ugu Horeysay Ithopia Rag U dabanacamleynayay Xabsiga Ay Dhigaan Waxaan Dowlada Ithopia Lagu Yaqaanaa In Dadka La Shaqeeyo Ay Disho Ama Ay Xerto Sida Hada Uu Ugu Xeranyahay Bare Hiiraale Oo Kale<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Aan Ka heleyno Doolow Ithopia Ayaa Sheegaya in Muddo 2 Todobaad ah Uu Ku xiran yahay Halkaasi Hogaamiye Kooxeed Bare Hiiraale Oo Ka mid ahaa Shaqsiyaadka U adeega ithopia Islamarkaana Ka Tirsanaa Horjoogayaasha Horkacaya Dagaalada Ka Socda Gobolka Gedo Warar Aan Ka helnay Xabsiga Uu Ku Jiro Bare Hiiraale Ayaa waxa ay Sheegayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-549","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":553,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549\/revisions\/553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}