{"id":54863,"date":"2019-04-05T17:57:25","date_gmt":"2019-04-05T14:57:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54863"},"modified":"2019-04-05T20:08:36","modified_gmt":"2019-04-05T17:08:36","slug":"saameynta-ka-dhalatay-cuna-qabateynta-al-shabaab-ay-saartay-marka-warxibin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/saameynta-ka-dhalatay-cuna-qabateynta-al-shabaab-ay-saartay-marka-warxibin\/","title":{"rendered":"Saameynta Ka Dhalatay Cuna Qabateynta Al-Shabaab Ay Saartay Marka Oo Warbixin Laga Soo Saarey. (WARXIBIN)"},"content":{"rendered":"<header id=\"orb-banner\" role=\"banner\" aria-label=\"BBC\">\n<div id=\"orb-header\" class=\"orb-nav-pri orb-nav-pri-white orb-nav-dyn\" dir=\"ltr\" data-max-d=\"0\" data-max-w=\"0\">\n<div class=\"orb-nav-pri-container b-r b-g-p\">\n<section>\n<div class=\"orb-skip-links\">\n<h2><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/340\/cpsprodpb\/173C3\/production\/_106317159_markacadeey.jpg\" alt=\"Ciidama dowladda Soomaalia iyo Al-Shabaab ayaa ku loollamaya maamulka magaalada Marka\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"340\" \/><\/h2>\n<\/div>\n<\/section>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<div id=\"orb-modules\">\n<div id=\"site-container\">\n<div id=\"page\" class=\"configurable story \" data-story-id=\"war-47830456\">\n<div role=\"main\">\n<div class=\"container\">\n<div class=\"container--primary-and-secondary-columns column-clearfix\">\n<div class=\"column--primary\">\n<div class=\"story-body\">\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Dadweynaha ku nool magaalada Marka ayaa dhib ku qaba isbadalka maamullada kala duwan ee ku dagaallamaya gacan ku haynta magaalada.<\/p>\n<p>Waxaa Marka kusoo noqnoqda hardan u dhaxeeya ciidamada dawlada iyo kooxda Al-Shabaab, arrintan ayaana sababtay in miciishaddu ay kor u kacdo, kadib markii ay cunaqabatayn ku soo rogeen kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Kooxda Al-shabaab ayaa uga digtay dadka ku nool gobolka Shabeellada Hoose in aysan wax xiriir ganacsi ah la samayn deegaannada ay maamusho dawladdu oo ay Marka ka mid tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ay jiraan dhibaatooyin ay wajahayaan dadweynaha isku daya in ay dhaqdhaqaaq ganacsi sameeyaan, halka dhanka kalena ay shacabku dhibaato ku qabaan sicir barar baahsan.<\/p>\n<p>Waxaa aad u qaaliyoobay dhammaan adeegyada kala duwan ee lagama maarmnaanka u ah nolosha.<\/p>\n<p>Dhawaan kooxda Al-shabaab ayaa rasaas ku furtay kalluumeysato doon wadatay, hal qof ayaana ku dhintay weerarkaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Jilib, Gendarshe iyo Marka., sida uu sheegay guddoomiyihii hore ee Marka.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay dileen labo nin oo ganacsato ah oo ay u rarnaayeen laba gaadhi oo raashin u siday magaalada Marka, ka dib markii ay u galeen waddada u dhaxeysa magaalooyinka Janaale iyo Buufoow.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha magaalada Cabdullaahi Cali Axmed ayaa BBC-da dhawaan uga waramay sababta keentay sare u kaca maciishadda wuxuuna yidhi: &#8220;Ka dib markii ay dowladda amartay in waddada xeebta marta ay xirantahay, iyagana waxay ku dhawaaqeen in ay xirantahay waddada kale ee xagga Janaale soo marta, muddo 5 illaa 6 maalmood ka hor ayay arrintaas dhacday&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa aad u adag in wararka laga helo shacabka ku nool gudaha magaalada<\/p>\n<p>Magaalada Marka waxay caasimada Mudishu u jirtaa qiyaas dhan 90km, waana magaalo madaxda gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Jahada bariga waxaa Marka ka saaran xeebta badweynta Hindiya.<\/p>\n<p>Nolosha dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Marka ayaa ku tiirsan ganacsiga kala duwan sida, kaluumaysiga iyo badeecooyinka kala duwan ee uga yimaada jihooyinka badda iyo barriga.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadweynaha ku nool magaalada Marka ayaa dhib ku qaba isbadalka maamullada kala duwan ee ku dagaallamaya gacan ku haynta magaalada. Waxaa Marka kusoo noqnoqda hardan u dhaxeeya ciidamada dawlada iyo kooxda Al-Shabaab, arrintan ayaana sababtay in miciishaddu ay kor u kacdo, kadib markii ay cunaqabatayn ku soo rogeen kooxda Al-Shabaab. Kooxda Al-shabaab ayaa uga digtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54864,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54863"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54884,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54863\/revisions\/54884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}