{"id":54848,"date":"2019-04-04T20:35:03","date_gmt":"2019-04-04T17:35:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54848"},"modified":"2019-04-04T21:09:10","modified_gmt":"2019-04-04T18:09:10","slug":"al-shabaab-oo-sheegatay-masuuliyadda-qarxa-loo-adeegsaday-oo-cawa-lagu-weeraray-iskool-boluusiya-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/al-shabaab-oo-sheegatay-masuuliyadda-qarxa-loo-adeegsaday-oo-cawa-lagu-weeraray-iskool-boluusiya-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Sheegatay Masuuliyadda Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Cawa Lagu Weeraray Iskool Boluusiya Ee Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<div id=\"above_article_campaign\"><\/div>\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<p><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/somalimemo.net\/uploads\/article\/photo\/IMG_4F8924-256D57-FFE6D6-02846B-3D9FA3-3624CC.jpg\" rel=\"single\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/somalimemo.net\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_4F8924-256D57-FFE6D6-02846B-3D9FA3-3624CC.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" width=\"583\" height=\"583\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"image_shaddow\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<p>Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxiyay walxaha qarxa ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, iyadoona qaraxaas uu sababay khasaare kala duwan.<\/p>\n<p>Qaraxaani ayaa ka dhacay ka soo horjeedka xerada ciidamada police-ka ee loo yaqanao Iskool-Buluusiyo, waxaana lala beegsaday meel Goob isku imaatin ah ay fariisan jireen saraakiisha ciidamada Police-ka iyo kuwa amniga.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa Idaacadda Ku Hadasho Afkooda u sheegay in qaraxu uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray saraakiishii iyo xubnihii DFS ee ku sugnaa goobta isagoona tilmaamay in ay dib ka soo gudbin doonaan faafaahinta qaraxaasi.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa imaanaya iyadoo maalintii shanaad oo xiriir ah ay waddooyinka magaalada Muqdisho u xiran yihiin ciidamada ammaanka ee DF-ka islamarkaana ay dowladu waddo\u00a0 baaritaanno amni oo looga hortagayo qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana muuqata in waddooyinka laga xiray shacabka oo kaliya balse ay Al Shabaab si caadi ah ufulinayso weerarada ka dhanka ah Dowladaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xeel Dheerayaal Xagga Amniga ah ayaa waxa ay saadaalinayaan in maalmaha soo socda qaraxyo kan waaween kuwii hore ay dhacaan maadaama saraakiisha iyo taliyayaasha hay&#8217;adaha amaanka looga yeeray Baarlamaanka maalinta sabtida ah taasoo meesha ka saari karta in kulankaasi uu dhaco,iyadoona hore looga bartay markii loo yeero madaxda u xilsaaran amaanka uu qarax dhaco ka hor inta aan la gaarin waqtigii loo yeeray.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxiyay walxaha qarxa ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, iyadoona qaraxaas uu sababay khasaare kala duwan. Qaraxaani ayaa ka dhacay ka soo horjeedka xerada ciidamada police-ka ee loo yaqanao Iskool-Buluusiyo, waxaana lala beegsaday meel Goob isku imaatin ah ay fariisan jireen saraakiisha ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54849,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54848"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54857,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54848\/revisions\/54857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}