{"id":54782,"date":"2019-04-03T02:18:41","date_gmt":"2019-04-02T23:18:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54782"},"modified":"2019-04-03T02:31:45","modified_gmt":"2019-04-02T23:31:45","slug":"qaar-kamid-ah-axzaabta-siyaasadda-dalka-oo-shir-ku-yeeshay-muqdisho-war-saxaafadeedna-kasoo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/qaar-kamid-ah-axzaabta-siyaasadda-dalka-oo-shir-ku-yeeshay-muqdisho-war-saxaafadeedna-kasoo-saarey\/","title":{"rendered":"Qaar Kamid ah Axzaabta Siyaasadda Dalka oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho War Saxaafadeedna Kasoo Saarey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/madasha-xisbiyada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54785\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/madasha-xisbiyada-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"782\" height=\"782\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/madasha-xisbiyada-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/madasha-xisbiyada-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/madasha-xisbiyada-70x70.jpg 70w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/madasha-xisbiyada.jpg 639w\" sizes=\"auto, (max-width: 782px) 100vw, 782px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulan ay isugu yimaadeen 12 Xisbi oo ka mida ah Axsaabta Qaranka ayaa lagu<br \/>\nlafaguray xaaladda dalka ee siyaasadeed, amni iyo doorashooyinka 2020\/21ka.<br \/>\nXisbiyadaasi waxay isla- qaateen qodobada soo socda:<\/p>\n<p>1. In xukuumaddu si degdega ugu gudbiso Golaha Shacabka Sharciga<br \/>\nDoorashooyinka soo socda ugu dambayn bisha May,2019, si Baarlamaanku<br \/>\nuga guto waajibaadkiisa;<\/p>\n<p>2. Xisbiyadu waxay hoosta ka xariiqeen in doorashadu dhacdo wakhtigii loogu<br \/>\ntalo galay, iyadoo ku imaanaysa nidaamkii la isku wada raacay ee Axsaabta<br \/>\nBadan iyo Hal Qof iyo Hal Cod;<\/p>\n<p>3. Maamul Goboleedyadu waa inay ogolaadaan in Xisbiyadu ay ka furtaan<br \/>\nlaamihii uu Sharciga Xisbiyadu ku waajibiyay Xisbiyada, loona fududeeyaa<br \/>\nhawlaha la xiriira;<\/p>\n<p>4. Xisbiyadu waxay aad u soo dhaweynayaan baaqii kasoo yeedhay<br \/>\nGuddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka- Marwo<br \/>\nXaliimo Ismaaciil ee ahaa in Guddida Doorashooyinku ay u diyaar u yihiin<br \/>\nin doorashadii la qabto, lana qabto wakhtigii loogu talo galay. Sidoo kale<br \/>\nwaxay xisbiyadu hoosta ka xariiqeen inay iyaguna diyaar u yihiin inay ka<br \/>\nqayb qaataan doorshada 2020\/21;<\/p>\n<p>5. Xisbiyadu waxay Xukuumadda usoo jeedinayaan inay la timaaddo barnaamij<br \/>\niyo siyaasad cad oo dhammaystiran oo ku wajahan amniga, caddaaladda iyo<br \/>\ndhaqaalaha waddanka, si looga baxo jahawareerka iyo amni xumada hadda<br \/>\njirta;<\/p>\n<p>6. Waxay Xisbiyadaa 12ka ka koobani ku talinayaan in la dhiso, lana xoojiyo<br \/>\nCiidan Qaran oo tayo leh oo midaysan, isla markaana u hela xuquuqdiisa oo<br \/>\ndhammaystiran si joogto ah;<\/p>\n<p>7. Xisbiyadu waxay ku talinayaan si loo helo amni, loona sugo nabadgelyada<br \/>\nshacabka iyo dhammaan ummadda Somaliyeed in loo dhiibo hay\u2019adaha<br \/>\nAmniga dad ku xeeldheer lagana faa\u2019iidaysto khubarada iyo masxda<br \/>\nSoomaliyeed ee joogta dalka gudihiisa iyo debeddaba. Waxay Xisbiyadu ku<br \/>\ntalinayaan in qofwalba loo dhiibo halka uu ku habboon yahay.<\/p>\n<p>8. Xisbiyadu iyagoo ka xun xasuuqa iyo dhimashada macno darrada ah e<br \/>\nummadda, waxay tacsi u dirayaan dhammaan intii ku dhimatay xasuuqii<br \/>\nmuddada ku socday ummadda Somaliyeed ee uu u dambeeyay wiilkii lagu<br \/>\ndilay Bajaajka, April 1deedii, 2019.<\/p>\n<p>9. Axsaabta Siyasadeed ee Shirka isugu timid maanta, waxay u mahad<br \/>\ncelinayaan Beesha Caalamka ah khaasan inta Somalia saaxiibka la ah ee ay<br \/>\nka go\u2019antahay inay Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod ahi ay ka dhacdo Somalia<br \/>\n2020\/21. Waxaannu ka codsanaynaa in gacan buuxda nalaga siiyo<br \/>\nsuurtogalinta doorasho Xor ah oo Xalal.<\/p>\n<p>DHAMAAD<\/p>\n<p>Wa Bilaahi Tawfiiq.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen 12 Xisbi oo ka mida ah Axsaabta Qaranka ayaa lagu lafaguray xaaladda dalka ee siyaasadeed, amni iyo doorashooyinka 2020\/21ka. Xisbiyadaasi waxay isla- qaateen qodobada soo socda: 1. In xukuumaddu si degdega ugu gudbiso Golaha Shacabka Sharciga Doorashooyinka soo socda ugu dambayn bisha May,2019, si Baarlamaanku uga guto waajibaadkiisa; 2. Xisbiyadu waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54786,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54782\/revisions\/54786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}