{"id":54757,"date":"2019-04-02T19:15:57","date_gmt":"2019-04-02T16:15:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54757"},"modified":"2019-04-02T22:02:58","modified_gmt":"2019-04-02T19:02:58","slug":"xaliimo-yarey-siyaasiyiinta-waxay-ku-leeyihiin-waad-riyoonaysaan-xagee-doorasho-ka-dhacaysaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/xaliimo-yarey-siyaasiyiinta-waxay-ku-leeyihiin-waad-riyoonaysaan-xagee-doorasho-ka-dhacaysaa\/","title":{"rendered":"Xaliimo Yarey \u201cSiyaasiyiinta Qaar Waxay Ku Leeyihiin &#8220;Waad Riyoonaysaan Xagee Doorasho Ka Dhacaysaa."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<p class=\"entry-meta\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-312473\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaliimo.jpg\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaliimo.jpg 620w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaliimo-400x213.jpg 400w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasiyiinta Soomaalida ay marwalba shaki galiyaan qabsoomidda doorasho qof iyo cod oo ka dhacda dalka.<\/p>\n<p>Xaliimo yareey ayaa hadalkan ka sheegtay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha aqalka sare ee Soomaaliya kaas oo shalay ka qabsoomay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in siyaasiyiinta iyo dadka Soomaaliyeed ay ku kala argti duwan yihiin suurtagalnimada in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah iyadoona sheegtay in dadka Soomaaliyeed ay marwalba weydiiyaan qorshayaasha ka dhiman qabsoomidda doorashada halka siyaasiyiinta ay sheegtay in ayba shaki galiyaan qorshayaasha ay wadaan gudiga doorashooyinka kaasoo la xiriira qabsoomidda doorasho qof iyo cod.<\/p>\n<p>&#8220;Waa ogahay maskaxdiina waxa kuwada jirta doorashay ka hadlee xagee doorasho ka dhacee waa mid aad igula hadashiin maalin walba siyaasiyiinta ay nagula hadlaan, shacabkana waxay ku weydiinayaan su\u2019aasha ah goormee wadankaan doorasho ka dhaceysaa goorme qofkaan rabnay dooran doonaa ,<\/p>\n<p>&#8220;Siyaasiyiintuna waxa ay na dhahaa waad riyoonaysiin halkee doorasho ka dhacee doorasho ma dhawa kuligiin hal hal aan iskaga hor nimi waan is ognahay&#8221;<\/p>\n<p>Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yareey ayaa sidoo kale sheegtay in ay sahlan tahay qabsoomidda doorasho qof iyo cod oo wadanka ka dhacda balse kaliya ay ka horeyso heshiis iyo isfagarad laga gaaro qaabka ay u dhacayso doorashada iyadoona ka gudoomiye ahaan xustay in ay dhankooda wadaan shuruucihii fududeyn lahaa doorashada.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la horgeeyay sharcigii doorashooyinka illaa hadana aysan fadhi ka yeelan sharcigan iskaba daa in ay meelmariyaan iyadoona arintan ku tilmaamtay in ay gaabis ku tahay shaqooyinka gudigga maadama ay wax ka yar dhowr sano ka harsan tahay xiliga loo qoondeeyay qabsoomidda doorashada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa ay sheegtay in ka gudi ahaan ay qorsheynayaan in ay wadatashi la sameeyeen dowlad goboleedyada iyadoona siyaasiyiinta qaar ee ku jira baarlamaanka ku eedeysay in ay xagal daacinayaan howlihii guddiga.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasiyiinta Soomaalida ay marwalba shaki galiyaan qabsoomidda doorasho qof iyo cod oo ka dhacda dalka. Xaliimo yareey ayaa hadalkan ka sheegtay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha aqalka sare ee Soomaaliya kaas oo shalay ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Waxa ay sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-54757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54757"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54757\/revisions\/54769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}