{"id":54753,"date":"2019-04-02T16:41:28","date_gmt":"2019-04-02T13:41:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54753"},"modified":"2019-04-02T22:21:45","modified_gmt":"2019-04-02T19:21:45","slug":"ciidamo-daacad-u-ah-muuse-suudi-yalaxoow-oo-isku-gedaamay-xero-mariino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/ciidamo-daacad-u-ah-muuse-suudi-yalaxoow-oo-isku-gedaamay-xero-mariino\/","title":{"rendered":"Ciidamo Daacad U Ah Muuse Suudi Yalaxoow Oo Isku Gedaamay Xero Mariino."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_873801-602FE0-E37F93-8A51EB-D6952B-2F57A7-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_873801-602FE0-E37F93-8A51EB-D6952B-2F57A7-1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"836\" height=\"627\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_873801-602FE0-E37F93-8A51EB-D6952B-2F57A7-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_873801-602FE0-E37F93-8A51EB-D6952B-2F57A7-1.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 836px) 100vw, 836px\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<p>Xiisada colaadeed ayaa lagasoo sheegayaa xaafado katirsan magaalada Muqdisho halkaas oo ay rasaas isku weydaarsanayaan ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Xeradii ciidamada Badda oo kutaal degmada Cabdi Casiis ee magaalada Muqdisho, ciidamo daacad u ah Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow ayaa isku gedaam dhismayaasha kuyaal xerada oo hadda isku bedelay xaafad dad shacab ah deganyihiin.<\/p>\n<p>Ciidamo ka socda maamulka gobolka Banaadir ayaa saaka aroortii hore gaaray goobta si ay dadka deggan uga barakiciyaan balse waxaa tallaabadaas kasoo horjeestay Muuse Suudi Yalaxoow.<\/p>\n<p>Horraantii bishaan wareegto kasoo baxday Cabdi Raxmaan Yariisoow ayaa amar ku bixinaysay in dadka deggan ay isaga guuraan guryihii ciidamada Badda oo hadda isku bedelay xaafado boqolaal qof deganyihiin waxaana xusid mudan in Muuse Suudi uu horay dhulkii ciidanka badda ku shaqeyn jireen \u00a0uu ka iibsaday ganacsato iyo shakhsiyaad \u00a0waxaana halkaas laga dhisay guryo dabaqyo ah.<\/p>\n<p>Murunnada ku saabsan lahaanshiyaha dhulalka ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho tan iyo markii Farmaajo iyo Kheyre ay la wareegeen hoggaanka dowladda Federaalka waxaana xusid mudan in dowladdii Xasan Sheekh ay qaadday ololihii ugu ballaarnaa oo dadka shacabka ah looga barakicinayay guryihii ay ka deganaayeen oo ay laheyd dowladdii Siyaad Barre.<\/p>\n<p>Dhinaca kale israsaaseyn xooggan ayaa laga maqlay agagaarka madaxtooyada Villa Somalia, ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamo katirsan booliska dowladda Federaalka ay weerar hubeysan ku qaadeen xarunta Telefeshinka Universal ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>iska hor&#8217;imaad u dhaxeeya ciidamadii weerarka qaaday iyo maleeshiyaad ilaalo ka ahaa dhismaha laweeraray ayaa muddo daqiiqada ah ka socday agagaarka Tiyaatarka balse lamasoo sheegin khasaara ka dhashay iska hor&#8217;imaadka.<\/p>\n<\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisada colaadeed ayaa lagasoo sheegayaa xaafado katirsan magaalada Muqdisho halkaas oo ay rasaas isku weydaarsanayaan ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka. Xeradii ciidamada Badda oo kutaal degmada Cabdi Casiis ee magaalada Muqdisho, ciidamo daacad u ah Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow ayaa isku gedaam dhismayaasha kuyaal xerada oo hadda isku bedelay xaafad dad shacab ah deganyihiin. Ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54753"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54753\/revisions\/54772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}