{"id":54741,"date":"2019-04-01T20:56:16","date_gmt":"2019-04-01T17:56:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54741"},"modified":"2019-04-01T21:10:22","modified_gmt":"2019-04-01T18:10:22","slug":"aqalka-sare-iyo-kalfadhigiisii-5aad-oo-maanta-muran-iyo-isjiid-jiid-ku-furmey-kadib-ka-baaqashada-m-weyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/aqalka-sare-iyo-kalfadhigiisii-5aad-oo-maanta-muran-iyo-isjiid-jiid-ku-furmey-kadib-ka-baaqashada-m-weyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare iyo Kalfadhigiisii 5&#8217;aad oo Maanta Muran iyo Isjiid Jiid Ku Furmey Kadib Ka Baaqashada M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aqalka-sare2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aqalka-sare2-300x178.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aqalka-sare2-300x178.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/aqalka-sare2.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maanta oo Isniin ah 01-April ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiggii 5aad ee Golaha Aqalka sare, waxaana la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada madaxda ugu sareysa Qaranka.<\/p>\n<p>Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa dhawaan sheegay in maanta uu si rasmi ah furmayo Kalfadhiga 5 aad golaha oo dib u dhacay 16kii bishii Maarso oo aheyd in la furo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhawaan furay Kalfadhigga 5 aad ee Golaha Shacabka ayaan Maanta kasoo qeybgalin munaasabadan Golaha Aqalka, sare iyadoo la wada og yahay in madaxweynuhu uusan tagin furintaanka kalfadhiggii kan ka horeeyay ee Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana Maanta Yimid Furitaanka Kalfadhiga 5&#8217;aad ee Aqalka Sare R\/wasaare Xasan Cali Khayre oo Sheegay In uu Wakiil u Yahey M\/weyne Farmaajo Halkaas oo Muran Ka Dhashey ah In aysan Dastuurka Waafaqsaneyn Madaxa Fulintuna uusan Furi Karin Kalfadhiyada Golayaasha Hadii M\/weynuhu Maqnaadana uu Gudoomiyaha Goluhu Furayo Taas oo aad Uga Careysiisey R\/wasaare Khayre oo Yiri Hadii ay Sidaas Tahey Waan ka Baxayaa Golaha Markii Danbana Lagu Khasbanaadey In loo Tanaasulo uuna Markii ugu Horeysey R\/wasaare Goleyaasha Labada Aqal Midkood Furo R\/wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka magalada Muqdisho ayaa maanta aad loo adkeeyey,waxaana xiran wadooyinka qaar ee Muqdisho, iyada oo lagu arkayo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">HALKAN KA DAAWO MID KAMID AH XILDHIBAANADA AQALKA SARE OO M\/WEYNE FARMAAJO UGU BAAQEY IN UU IS CASILO!!<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Senator Iftiin Baasto&quot; MD Farmaajo waad fashilantaye Iscasil ayaan ku leeyahay madaxweyne&quot;\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FsKAziXSImI?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Isniin ah 01-April ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiggii 5aad ee Golaha Aqalka sare, waxaana la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada madaxda ugu sareysa Qaranka. Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa dhawaan sheegay in maanta uu si rasmi ah furmayo Kalfadhiga 5 aad golaha oo dib u dhacay 16kii bishii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54741","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54741"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54746,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54741\/revisions\/54746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}