{"id":54700,"date":"2019-03-30T23:49:29","date_gmt":"2019-03-30T20:49:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54700"},"modified":"2019-03-31T00:10:00","modified_gmt":"2019-03-30T21:10:00","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-xilalka-ka-qaaday-wasiiradii-gaashaandhigga-iyo-warfaafinta-ee-maamulkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/madaxweynaha-somaliland-oo-xilalka-ka-qaaday-wasiiradii-gaashaandhigga-iyo-warfaafinta-ee-maamulkiisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalka Ka Qaaday Wasiiradii Gaashaandhigga Iyo Warfaafinta Ee Maamulkiisa."},"content":{"rendered":"<div class=\"entry-content\">\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-308647\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muuse-biixi-740x494.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muuse-biixi-740x494.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muuse-biixi-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muuse-biixi-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muuse-biixi-300x200.jpg 300w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muuse-biixi.jpg 904w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Muuse Biixi ayaa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri barwaaqo oo ahaa wasiirkii warfaafinta iyo Ciise Axmed Xawar oo ahaa wasiirkii gaashaandhigga Somaliland xilalka looga qaaday iyadoona sidoo kale wareegtada xilka looga xayuubiyay wasiir kuxigeenkii wasaaradda Warfaafinta.<\/p>\n<p>Xilka qaadista wasiiradan ayaa timid xili mudooyinkii dambe ay masuuliyiintan wajahayeen eedeymo la xiriira musuq maasuq inkastoo xilka qaadista wasiiraddan aan sabab looga dhigin eedeymahan balse kaliya wareegtada xilka qaadista lagu qeexay isbedel lagu sameeyay wasiirada qaar ee xukuumadda Biixi.<\/p>\n<p>Wasiirada xilalka laga qaaday ee Gaashaandhigga iyo warfaafinta waxaa xilalka ay baneeyeen loo kala magacaabay Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>Wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxaa sidoo kale xilal looga xayuubiyay agaasimayaal guud wakiilo Somaliland u fadhiyay wadamo ku yaala caalamka iyo gudoomiyayaal gobol iyadoona isla xilalkan loo magacaabay masuuliyiin kale.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso xilka qaadista iyo magacaabista uu sameeyay Muuse Biixi<\/strong><\/p>\n<p>Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Ujeeddo: Xil Ka-qaadista Wasiiradda<\/p>\n<p>Ku: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo);<br \/>\nWasiirkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>Ku: Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle;<br \/>\nWasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga<\/p>\n<p>Ku: Maxamed Muuse Abees<br \/>\nWasiir Ku-xigeenkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>Mudanayaal,<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen ee kala ahaa:<\/p>\n<p>1. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.<\/p>\n<p>2. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>3. Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.<\/p>\n<p>Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.<\/p>\n<p>Ujeeddo: Xil Ka-qaadista Agaasimeyaasha Guud<\/p>\n<p>Ku: Jamaal Cabdilaahi Muxumed<br \/>\nAgaasimihii hore ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga<\/p>\n<p>Ku: Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye<br \/>\nAgaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka<\/p>\n<p>Ku: Cabdikariim Xuseen Siciid<br \/>\nAgaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha<\/p>\n<p>Mudanayaal,<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen.<\/p>\n<p>Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.<\/p>\n<p>Ujeeddo: Xil Ka-qaadista Wakiilada<\/p>\n<p>Ku: Xasan Hirad Yaasiin<br \/>\nWakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta<\/p>\n<p>Ku: Ayaanle Salaad Diiriye<br \/>\nWakiil Ku Xigeenkii hore ee Somaliland ee Dalka Kenya<\/p>\n<p>Mudanayaal,<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen.<\/p>\n<p>Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.<\/p>\n<p>Magacaabida<br \/>\nWareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Magacaabid<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;<\/p>\n<p>Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;<\/p>\n<p>Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n<p>In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:<\/p>\n<p>1. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga<\/p>\n<p>2. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>3. Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda<\/p>\n<p>4. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka<\/p>\n<p>5. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>6. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah<\/p>\n<p>7. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha<\/p>\n<p>8. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye<br \/>\nAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka<\/p>\n<p>9. Maxamed Cabdillaahi Siciid Khaawi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha<\/p>\n<p>10. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>11. Farxaan Aadan Haybe Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda<\/p>\n<p>12. Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta<\/p>\n<p>13. Sharmaarke Axmed Muxummed Geelle Wakiil Ku Xigeenka Somaliland ee Dalka Kenya<\/p>\n<p>14. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Muuse Biixi ayaa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri barwaaqo oo ahaa wasiirkii warfaafinta iyo Ciise Axmed Xawar oo ahaa wasiirkii gaashaandhigga Somaliland xilalka looga qaaday iyadoona sidoo kale wareegtada xilka looga xayuubiyay wasiir kuxigeenkii wasaaradda Warfaafinta. Xilka qaadista wasiiradan ayaa timid xili mudooyinkii dambe ay masuuliyiintan wajahayeen eedeymo la xiriira musuq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54700"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54707,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54700\/revisions\/54707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}