{"id":5470,"date":"2012-04-09T15:14:07","date_gmt":"2012-04-09T15:14:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5470"},"modified":"2012-04-09T15:17:08","modified_gmt":"2012-04-09T15:17:08","slug":"ciidamada-amisom-oo-maanta-qarax-miino-lagula-eegtay-degmada-hiliwaa-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/ciidamada-amisom-oo-maanta-qarax-miino-lagula-eegtay-degmada-hiliwaa-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamada AMISOM Oo Maanta Qarax Miino Lagula Eegtay Degmada Hiliwaa Ee G\/Banadir"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong>)<\/p>\n<p>Qaraxaani miino Oo Lala Eegaty AMISOM  ayaa maanta waxaa uu ka dhacay nawaaxiga xaafada Waxara-cadde oo ka tirsan  degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kaasoo lala eegtay kolonto gaadiid ah oo  ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga afrika ee AMISOM Ee Marayay Wadadaasi.<\/p>\n<p>Miinadaani Maanta Lagu Qarxiyay AMISOM Ayaa waxaa uu ka dhacay wadada Morta  SOS ee aada dhinaca xaafada waxara cadde ee degmada Heliwaa gaari ay leeyihiin  ciidamada AMISOM ayuu qabsaday hase ahaatee ma sheegi Lama Xaiijin Ila Iyo  Haatan Qasaaraha Dhabta Ah Ee Gaaray AMISOM<\/p>\n<p>Qaraxaani Ayaa waxaa Sheegatay Al-shabaab In Ay iyagu ka dambeeyeen  kuna gubeen mid ka mid ah gaadiidka ay leeyihiin ciidamada AMISOM,<\/p>\n<p>Sidoo Kale Al-shabaab Sarkaalkaani Ka Tirsan Ayaa xusay iney qaraxaas ku  dhinteen 7 askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM qaar kalena ku dhaawacmeen,  Mana jiro war ku saabsan qaraxaas oo ka soo baxay ciidamada AMISOM Oo Iyaga  Lala Eegtay Qaraxaasi.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong>)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Qaraxaani miino Oo Lala Eegaty AMISOM ayaa maanta waxaa uu ka dhacay nawaaxiga xaafada Waxara-cadde oo ka tirsan degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kaasoo lala eegtay kolonto gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga afrika ee AMISOM Ee Marayay Wadadaasi. Miinadaani Maanta Lagu Qarxiyay AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5470","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5470"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5481,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5470\/revisions\/5481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}