{"id":54694,"date":"2019-03-30T23:41:52","date_gmt":"2019-03-30T20:41:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54694"},"modified":"2019-03-31T00:16:01","modified_gmt":"2019-03-30T21:16:01","slug":"soomaaliya-oo-heshiis-is-afgarad-ah-la-saxiixatay-dowlada-ethopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/soomaaliya-oo-heshiis-is-afgarad-ah-la-saxiixatay-dowlada-ethopia\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Oo Heshiis Is Afgarad Ah La Saxiixatay Dowlada Ethopia."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<div class=\"shared-counts-wrap before_content style-block\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-312285\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/somalia-iyo-ethiopia-1-740x569.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/somalia-iyo-ethiopia-1-740x569.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/somalia-iyo-ethiopia-1-400x308.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/somalia-iyo-ethiopia-1-768x591.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/somalia-iyo-ethiopia-1.jpg 811w\" alt=\"\" \/><\/div>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Kulan ay yeesheen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa\u00a0 ee Xukuumadda Federalka.\u00a0 Soomaaliya\u00a0 Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka Beeraha Itoobiya Mudane Cumar Xuseen, laguna qabtay magaalada Addis Ababa taariikhdu markeey ahayd 28 Maarso 2019-ka ayaa lagu kala saxiixday heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan\u00a0 iskaashiga iyo ka wada shaqeeynta arrimaha caafimaadka xoolaha, Suuqgeeynta iyo horumarinta bulshada xoolo dhaqatada ah ee ku nool labada dal.<\/p>\n<p>Waxaa kulanka labada wasiir ka horeeyay Shir Muddo Seddex maalmood ah uga socday Magaalada Addis Ababa Khubaro ka kala socday labada wasaaradood ee dowladda Federaalka ee Soomaliya iyo Dowladda federaalka Itoobiya Loogana wadaa hadlaayay Sidii labada dowladood iskaga kaashan lahaayeen arrimaha caafimaadka Xoolaha iyo Ka hortagga Cudurada Xoolaha , iyo diyaarinta Heshiiska is afgarad Kaasoo ay siwadajir ah usoo qaban qaabiyeen Urur goboleedka IGAD hay\u2019adda u qaabilsan dhinaca Horumarinta Xoolaha iyo reer guuraaga iyo Hay\u2019adda caalamiga ah Ee USAID oo Dowladda Maraykanka u qaabishan Maalgashiga Horumarinta dhaqaalaha aduunka waxaana shirka lagu gunaanaday saxiixa heshiiska labada wasiir<\/p>\n<p><strong>Ugu dambey labada wasiir ayaa soo saaray Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban :-<\/strong><\/p>\n<p>1- Anagoo ah Wasiirada X. Xoolaha ee Dawladaha Soomaaliya iyo Ethiopia mas\u2019uulna ka ah arrimaha Xoolaha Iyo Xoolo dhaqatada, waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay 28-da Maarso, 2019-ka ku kala saxiixanay heshiis is afgarad is kaashi (MOU) oo lagu hormarinayo loogana wada shaqeeynayo arrimaha caafimaadka Xoolaha, ka hortagga cudurada faafa, suuqgeeynta xoolaha iyo Horumarinta bulshada Xoolaha dhaqatada ee ku dhaqan labada dhinaca ee Xuduuda u dhaxeeysa labada dal.<\/p>\n<p>2- Anagoo dib u egeeyna hab-siyaasadeedkii caafimaadka xoolaha (Policy Framework on Animal Health \u201cRPFAH\u201d) oo ay wada saxiixdeen Wasiirada Xanaanada Xoolaha ee Waddamada xubnaha\u00a0 ka ah\u00a0 Urur Goboleedka IGAD sanadkii 2009-kii,\u00a0 kasoo ku saabsanaa xal u helidda dhibaatooyinka ka jira ganacsiga xoolah iyo\u00a0 nuglaanshaha\u00a0 caafimaadka iyo suuqgeeynta xoolaha ee Gobolka ayaa la isla qaatay in cudurada ku dhaca xoolaha iyo awood yarida ganacsatada xoolaha ay yihiin caqabado halis ah ee hor tagan ganacsiga xoolaha abuurana nuglanshaha, waxaana la go\u2019aansaday in si wada jir ah Gobolka oo mideeysan xal loogu raadiyo wax ka qabshada caqbadaha arrimahaas.<\/p>\n<p>3- Anagoo aqoonsan baahida loo qabo in si xoog leh loogu howl galo sidii loo hagaajin lahaa arrimaha caafimaadka xoolaha iyo faya qabkooda (Sanitary measure) si loo fududeeyo bad qabka iyo Kordhinta\u00a0 ganacsiga Dhoofka Xoolaha iyo dhiiri gelinta nolosha bulshada.<\/p>\n<p>4- Anagoo qirsan caqabadaha ay wajahaan bulshada xoolo dhaqatada (Pastoral Communities), Gancsatada xoolaha iyo kuwa bixiya shaqada caafimaadka xoolaha ee labada dhinac ee bulshada ku nool xuduuda labada wadan isla markaasna si qoto dheer hoos ugu eegeeyna sida ay labada dalba uga go\u2019antahay xal u helidda caqabadahaas loona hormarin lahaa ganacsiga Dhoofka xoolaha.<\/p>\n<p><strong>Waxaa naga Go\u2019an in:-<\/strong><\/p>\n<p>Dhaqaala u raadinta haddii ay noqon lahayd wadamadeena gudahooda (Soomaaliya iyo Ethiopia) ama aan la kaashano IGAD iyo deeq bixiyayaasha sidii loo maalgelin lahaa shaqooyinka kala duwan ee ku qeexan heshiiska isafagardaka labada dal (MoU) iyo qabyo qoraalka habka dhaqan gelinta ee loogu tala galay sidii loo fulin lahaa qodabada heshiiska kaasoo loo asteeyey ansixintiisa 15-ka April \u00a02019-ka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay yeesheen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa\u00a0 ee Xukuumadda Federalka.\u00a0 Soomaaliya\u00a0 Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka Beeraha Itoobiya Mudane Cumar Xuseen, laguna qabtay magaalada Addis Ababa taariikhdu markeey ahayd 28 Maarso 2019-ka ayaa lagu kala saxiixday heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan\u00a0 iskaashiga iyo ka wada shaqeeynta arrimaha caafimaadka xoolaha, Suuqgeeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54695,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54694","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54694"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54709,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54694\/revisions\/54709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}