{"id":54593,"date":"2019-03-27T00:32:33","date_gmt":"2019-03-26T21:32:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54593"},"modified":"2019-03-27T00:32:33","modified_gmt":"2019-03-26T21:32:33","slug":"daneeyeyaasha-soomaaliya-oo-taageeray-dib-u-habeynta-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/daneeyeyaasha-soomaaliya-oo-taageeray-dib-u-habeynta-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"Daneeyeyaasha Soomaaliya oo Taageeray Dib U Habeynta Ciidamada Qalabka Sida.."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54594\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"448\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka ra\u2019iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee dib-u-habeynta hay\u2019adaha amniga iyo qorshaha dowladda ee lagu horumarinayo ammaanka.<\/p>\n<p>Waxaan dhiirri gelineynaa go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku fineyso dib-u-habeynta hay\u2019adaha Ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda, waxaana hoosta ka xarriiqeynaa inaan howshaan ku taageeri doonno.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaan wadahadallo dheeri ah ku falanqeyn doonnaa kulamada arrimaha Soomaliya ee \u00a0shirka gu\u2019aga ee World Bank-International Monetary Fund oo bisha April ka dhici doona Washington. Waxaan sidoo kale waxaan isla eegi doonnaa go\u2019aanno muhiim ah oo ku saabsan sii joogteynta taageerada AMISOM oo mas\u2019uuliyadda amniga ku wareejinaya ciidan ay Soomaaliya leedahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaan aaminsannahay fulinta dib-u-habeynnadaa oo la dhameystiraa ay gacan ka geysaneyso xasilooni iyo barwaaqo ay dadka Soomaaliyeed iyo kuwa gobolkaba helaan. Bahwadaagta Soomaalida waxaan ku dhiirri gelineynaa in ay taageeraan oo ay si wadajir ah dadaal ugu bixiyaan si loo caawiyo dowladda iyo dadka Soomaaliyeed si ay u xaqiijiyaan dib-u-habeynnadaan iyadoo loo marayo wadahadal loo dhanyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54595\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka-1-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"165\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka-1-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beesha-caalamka-1.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka ra\u2019iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee dib-u-habeynta hay\u2019adaha amniga iyo qorshaha dowladda ee lagu horumarinayo ammaanka. Waxaan dhiirri gelineynaa go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku fineyso dib-u-habeynta hay\u2019adaha Ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda, waxaana hoosta ka xarriiqeynaa inaan howshaan ku taageeri doonno. Waxaan wadahadallo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54594,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54593","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54593"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54597,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54593\/revisions\/54597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}