{"id":54573,"date":"2019-03-26T08:55:04","date_gmt":"2019-03-26T05:55:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54573"},"modified":"2019-03-26T08:55:48","modified_gmt":"2019-03-26T05:55:48","slug":"taliyaha-ciidamada-badda-midowga-yurub-ee-soomaaliya-oo-soo-gaaray-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/taliyaha-ciidamada-badda-midowga-yurub-ee-soomaaliya-oo-soo-gaaray-boosaaso\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidamada Badda Midowga Yurub Ee Soomaaliya Oo Soo Gaaray Boosaaso"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h4 class=\"entry-title\">Taliyaha cusub ee\u00a0 ciidamada Badda\u00a0 Midowga Yurub ee howlgalka Soomaaliya Admiral\u00a0 Ricardo Hernandez iyo\u00a0 Saraakiil la socday ayaa garoonka diyaaradaha Bosaso maanta kulan kula yeeshay masuuliyiinta dowladda Puntland.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-311927\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Taliyaha-cida-1-740x555.jpeg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Taliyaha-cida-1-740x555.jpeg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Taliyaha-cida-1-400x300.jpeg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Taliyaha-cida-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Taliyaha-cida-1.jpeg 1008w\" alt=\"\" \/><\/h4>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Kulankan oo albaabadu i xirnaayeen ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka dekedaha iyo la dagaalanka burcad BAdeeda Maxamed Cabdi cismaan Manjiino, Guddoomiyaha gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacays, Agaasime ku-xigeenka ciidamada badda Puntland Axmed Qaloombi iyo Taliyaha ciidamada Ilaalada Dekeda Maxamed Cali Xaashi.<\/p>\n<p>Wasiirka Dekedaha oo\u00a0 kulanka ka dib shir jaraa\u2019id qabtay waxaa uu sheegay in ujeedka socdaalka taliyaha uu la xiriiray isbarasho iyo xoojinta xiriirka ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo Masuuliyiinta Puntland.<\/p>\n<p>\u201c waxaan na soo booqday Taliyaha cusub ee\u00a0 ciidamada Midowga Yurub ee Soomaaliya, shir baanu ku galnay Garoonka diyaaradaha Bosaso, Muhiimada shirku waxay ahayd isbarasho\u201d Ayuu yiri wasiirka Dekedaha Puntland<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Ciidamada Badda ee EU\u00a0 ay ka caawiyaan tabarada iyo la dagaalanka dambiyada ka dhaca badda.<\/p>\n<p>Taliyaha Cusub\u00a0 ee ciidamada Badda midowga Yurub ee EU NAVFOR\u00a0 oo uu dhashay wadanka Spain ayaa\u00a0 9 kiii bishan March la wareegay xilka\u00a0 ayaa magaalada Bosaso ku yimid Diyaarada nooca qumaatiga u kaca ee Helicopoter, waxaa kaloo dusha ka ilaalinaysa diyaarada nooca wax basaasa ah. sidoo kale waxaa xeebta Bosaso ku soo dhawaaday saddex Markab oo nooca dagaalka ah.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee\u00a0 ciidamada Badda\u00a0 Midowga Yurub ee howlgalka Soomaaliya Admiral\u00a0 Ricardo Hernandez iyo\u00a0 Saraakiil la socday ayaa garoonka diyaaradaha Bosaso maanta kulan kula yeeshay masuuliyiinta dowladda Puntland. Kulankan oo albaabadu i xirnaayeen ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka dekedaha iyo la dagaalanka burcad BAdeeda Maxamed Cabdi cismaan Manjiino, Guddoomiyaha gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacays, Agaasime [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-54573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54577,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54573\/revisions\/54577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}