{"id":54558,"date":"2019-03-25T21:13:08","date_gmt":"2019-03-25T18:13:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54558"},"modified":"2019-03-25T23:37:07","modified_gmt":"2019-03-25T20:37:07","slug":"ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-ku-hanjabey-in-ay-isaga-soobaxayaan-aagaga-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/ciidamo-ka-tirsan-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-ku-hanjabey-in-ay-isaga-soobaxayaan-aagaga-dagaalka\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Ku Hanjabey In ay Isaga Soobaxayaan Aagaga Dagaalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hanjabad-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54561\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hanjabad-1-300x165.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hanjabad-1-300x165.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hanjabad-1.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa hadda u muuqata mid wajaheysa culeys uga imanaya dhinaca ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka cabanaya mushaarax la\u2019aan dhowr bilood ah oo soo food saartay.<\/p>\n<p>Qaar ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku hanjabay in ay isaga soo bixi doonaan Aagagga dagaalka iyo deegaannada ay gobolka uga sugan yihiin haddii aan jawaab degdeg ah laga siin cabashadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan joognaa degmada Baraawe shan san iyo afar bilood,waxaana hadda naga maqan mushaar iyo raashin muddo afar bilood ah,qof baahana ma difaaci karo cadowga deyna waa naloo diiday maqaayadaha magaalada.\u201dayuu yiri mid kamid ah ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Horay waxaa sidan oo kale isla gobolka Shabeellaha Hoose isaga soo baxay deegaannadii ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya waxaana markiiba deegaannadaas la wareegay xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadan gadoodka ka sameeyay degmada Baraawe ayaa sheegay in ay qabaan dhibaato ka duwan tan ciidamada kale ee dowladda ka cabanayaan, iyaga oo sheegay in Labo Askari oo isku xuquuq iyo shaqo ah midna uu Mushaar qaado halka kan kalana uusan wax mushaar ah helin muddo dheer.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan sidii ay u xalin laheyd cabashada ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed, iyadoo arintan u saartay guddi heer Wasiirro ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa hadda u muuqata mid wajaheysa culeys uga imanaya dhinaca ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka cabanaya mushaarax la\u2019aan dhowr bilood ah oo soo food saartay. Qaar ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku hanjabay in ay isaga soo bixi doonaan Aagagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54558"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54565,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54558\/revisions\/54565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}