{"id":5455,"date":"2012-04-07T13:44:26","date_gmt":"2012-04-07T13:44:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5455"},"modified":"2012-04-07T13:44:26","modified_gmt":"2012-04-07T13:44:26","slug":"shariif-xasan-iyo-shariif-sheekhuna-maye-oo-maanta-gaaray-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/shariif-xasan-iyo-shariif-sheekhuna-maye-oo-maanta-gaaray-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan Iyo Shariif Sheekhuna Maye Oo Maanta Gaaray Magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong>)<\/p>\n<p>Wararka laga helayao Baydhabo ayaa shegaya in wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu dib ugu laabtay  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaana qeyb ka ahaa wafdifa  Saraakiil ka tirsan amisom Iyo Masuuliyin Kale Oo Ka Socda Dowlada TFG_da<\/p>\n<p>Shariif Sheekhuna MayeTaliyaha  Booliska. iyo Masuuliyiinta kale ee Ciidamada AMISOM, waxaa Baydhabo ku soo  dhoweeyay Mas&#8217;uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda oo horay Baydhabo ugu  sugnaa xiligii Horey uu Booqashada ugu tagey halkaasi Gudoomiyaha Baarlamaanka  Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiye Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Baydhabo tan iyo bishii  Febraayo 22-keeda oo Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ay la wareegeen  gacan ku heynta Magaalada Baydhabo markii labaad iskaga daba Noqdey xili ay  jiraan xiisadao dagaal oo ka tagan Degmooyinka Ay Ka Koobantahay Gobolkaasi.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong>)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Wararka laga helayao Baydhabo ayaa shegaya in wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaana qeyb ka ahaa wafdifa Saraakiil ka tirsan amisom Iyo Masuuliyin Kale Oo Ka Socda Dowlada TFG_da Shariif Sheekhuna MayeTaliyaha Booliska. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5455","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5455"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5462,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5455\/revisions\/5462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}