{"id":54490,"date":"2019-03-24T22:28:56","date_gmt":"2019-03-24T19:28:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54490"},"modified":"2019-03-24T22:32:49","modified_gmt":"2019-03-24T19:32:49","slug":"saldhigyada-iyo-qaybaha-booliska-gobolka-banaadir-oo-isku-shaandheyn-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/saldhigyada-iyo-qaybaha-booliska-gobolka-banaadir-oo-isku-shaandheyn-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"Saldhigyada iyo Qaybaha Booliska Gobolka Banaadir oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54491\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig-300x121.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig-300x121.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib Qaraxyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho tallaabadii ugu horeysay oo ay qaaday dowladda Soomaaliya ayaa noqotay isbadal lagu sameeyay taliyayaasha saldhigyada Booliiska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday taliyayaal cuusb oo u badan sarkaaiil dhalinyarro ah, waxaana magacaabistooda soo jeediyay taliyaha Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon)<\/p>\n<p align=\"justify\">Akhriso magacyada taliyayaasha cusub :<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Jeego oo hore u ahaa Taliye Ku-xigeenkii Nabadsugida gobolka Banaadir, waxaa hada loo magacaabay Taliye Ku Xigeenka Booliska qaybta guud ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdi Fitaax Mire oo ahaa Taliyihii degmada Hodan, waxaa loo magacaabay Taliyaha qeybta Waliyo Cadde ee booliska, iyadoo Kuxigeen looga dhigay Shuceyb Abdi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Yaasiin Nur Khayre, waxaa loo magacaabay Taliye Ku xigeenka qeybta bartamaha .<\/p>\n<p align=\"justify\">Bashiir Cabdi Siyaad, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhiga booliska degmada Hodan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Najiib Carab, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga booliska degmada Boondheere.<\/p>\n<p align=\"justify\">Liibaan Shidane, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga booliska degmada Kaaraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xuseen Cadceed oo si KMG-ah u hayay xilka Taliyaha Saldhiga Warta-Nabada tan iyo markii la dilay Taliyihii hore macalin Daahir, ayaa Caawa si rasmi ah xilkaasi loogu magacaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ismaaciil Muuse Yuusuf, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga booliska Dharkiinley.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Taree, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga booliska degmada Kaxda<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Khadar, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga booliska degmada Xamar weyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed C\/qaadir, waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga booliska degmada Waaberi, waxaana Kuxigeen looga dhigay gabar lagu magacaabo Taliso Abtidoon.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhowr jeer oo horey ayeey dowladdu sidan oo kale is badal ugu sameysay taliyayaasha kala duwan ee saldhigyada Booliiska gobolka Banaadir, kaddib falal amaan darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho, hasse ahaatee isbadalladaasi ma noqon kuwo meesha ka saartay weerarrada qorsheysan ee Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54491\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig-300x121.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"121\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig-300x121.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54491\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig-300x121.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"121\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig-300x121.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taliye-saldhig.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib Qaraxyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho tallaabadii ugu horeysay oo ay qaaday dowladda Soomaaliya ayaa noqotay isbadal lagu sameeyay taliyayaasha saldhigyada Booliiska gobolka Banaadir. Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday taliyayaal cuusb oo u badan sarkaaiil dhalinyarro ah, waxaana magacaabistooda soo jeediyay taliyaha Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) Akhriso magacyada taliyayaasha cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54490"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54494,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54490\/revisions\/54494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}