{"id":54445,"date":"2019-03-22T23:10:53","date_gmt":"2019-03-22T20:10:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54445"},"modified":"2019-03-22T23:11:35","modified_gmt":"2019-03-22T20:11:35","slug":"r-wasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-mar-kale-soo-hadal-qaadey-arinta-ciidamada-gadoodey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/r-wasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-mar-kale-soo-hadal-qaadey-arinta-ciidamada-gadoodey\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Mar kale Soo Hadal Qaadey arinta Ciidamada Gadoodey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/khayre11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54446\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/khayre11-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"565\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/khayre11-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/khayre11.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre oo mar kale oo hadal qaaday arinta ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ayaa sheegtay in ay soo martay ciidamada muddo sanad soo wax mushaar ah aan la siin.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa isaga oo ka hadlayay Salaadii Jimcaha ee maanta ayaa sheegay in askariga looga baahan yahay in aan loo dhaxeyn isaga iyo dowladda oo si toos ah ay lacagtiisa u soo gaarto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kheyre ayaa sheegay in sababta ay gadoodsan yihiin ciidamadu tahay in cid kale lacagta loogu soo dhiibo oo aysan iyagu soo toos ah u qaadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khudbadiisa ayuu ku yiri\u2019\u2019 ciidamada hadda gadoodsan maxey u kala tagi waayeen ku dhawaad muddo sanad ah oo aysan wax mishaar ah qaadan, marka ay kala tagayaan muddo muddo labo bilood ah oo wax la saxayo<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSoomaalida dhibaataa haysato runtaa la isu sheegin, anaa runta idiin sheegaa, ciidanka in la saxo qasab waaye, culumaday qasab ku tahay,siyaasiyintay qasab ku tahay.\u201dayuu sii raaciyay ra\u2019iisul wasaare Kheyre hadalkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya go\u2019aan adag qaadatay, isaga oo aan si toos ah carabka ugu dhufan nooca go\u2019aanka ay qaadatay dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ra\u2019iisal wasaaraha ayaa imanaya xili gadoodkii ugu darnaa ay sameeyeen ciidamada oo inta badan isaga soo baxay farumihii dagaalka iyo deegaanno ay uga sugnaayeen qeybo ka mid ah gobollada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre oo mar kale oo hadal qaaday arinta ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ayaa sheegtay in ay soo martay ciidamada muddo sanad soo wax mushaar ah aan la siin. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa isaga oo ka hadlayay Salaadii Jimcaha ee maanta ayaa sheegay in askariga looga baahan yahay in aan loo dhaxeyn isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54445"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54448,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54445\/revisions\/54448"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}