{"id":54434,"date":"2019-03-22T22:11:12","date_gmt":"2019-03-22T19:11:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54434"},"modified":"2019-03-22T22:13:35","modified_gmt":"2019-03-22T19:13:35","slug":"ciidamada-mishaar-laaanta-ka-cabanaya-oo-wasiirka-gaashaandhigu-sheegay-in-tixgelin-la-siin-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/ciidamada-mishaar-laaanta-ka-cabanaya-oo-wasiirka-gaashaandhigu-sheegay-in-tixgelin-la-siin-doono\/","title":{"rendered":"Ciidamada Mishaar La&#8217;aanta Ka Cabanaya oo Wasiirka Gaashaandhigu Sheegay In Tixgelin La Siin Doono."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-gashan-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54435\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-gashan-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-gashan-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-gashan-1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Maxamed oo markii ugu horeysay ka hadlay gadoodka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee mishaar la\u2019aanta ka cabanaya ayaa sheegay in marnaba Wasiirradu raali ka noqon doonin la dulmiyo ciidamada.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Wasaarradu u dhaga-nugshahay islamarkaana tixgalin doonto cabashada ciidamada haddii ay soo maraan wadada saxda ee ahaan aheyn in laga soo baxo agagga dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAniga ka wasiir ahaan marnaba raali kama noqonayo in la dulmiyo shaqsi muwaadin Soomaaliyeed ama ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, sidoo kale ciidanka waajibaadka iyo aadaabta marka laga hadlayo waa inay dhowraan nidaamka u degsan dowladda\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201d Qofka tabasho wuu yeelan karaa tabashadiisa meesha uu joogo inuu ku soo bandhigo waaye, askariga wuxuu leeyahay Taliye qeyb, Taliye urur uu leeyahay, wuxuu leeyahay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, wixii tabasho ah waa in qoraal lagu soo gudbiyaa\u201d ayuu sheegay Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa isaga soo baxay deegaanno dhowr ay oo ay kaga sugnaayeen qeybo ka mid gobollada dalka gaar ahaan gobolka Shabeellaha dhexe , iyaga oo ka cabanaya mishaar la\u2019aan iyo hadallo ka soo yeeray madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadn ayaa sheegay in aysan marnaba dib ugu laaban doonin agaggii iyo deegaannadii ay ka soo baxeen ilaa la xalinayo tabashadooda ah in ay helaan xuquuqda ka maqan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Maxamed oo markii ugu horeysay ka hadlay gadoodka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee mishaar la\u2019aanta ka cabanaya ayaa sheegay in marnaba Wasiirradu raali ka noqon doonin la dulmiyo ciidamada. Wuxuu sheegay in Wasaarradu u dhaga-nugshahay islamarkaana tixgalin doonto cabashada ciidamada haddii ay soo maraan wadada saxda ee ahaan aheyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54434"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54437,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54434\/revisions\/54437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}