{"id":5442,"date":"2012-04-04T12:33:01","date_gmt":"2012-04-04T12:33:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5442"},"modified":"2012-04-04T12:33:01","modified_gmt":"2012-04-04T12:33:01","slug":"prof-gaas-%e2%80%9d-qaraxii-maanta-ma-ahan-mid-niyadda-naga-jabinaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/prof-gaas-%e2%80%9d-qaraxii-maanta-ma-ahan-mid-niyadda-naga-jabinaya\/","title":{"rendered":"Prof Gaas: \u201d Qaraxii Maanta Ma Ahan Mid Niyadda Naga Jabinaya"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>C\/wali Gaas Oo Ah Ra\u2019iisul wasaaraha Dowlada Soomaaliya oo kamid ahaa mas\u2019uuliyiintii ku sugnaa Tiyaatarka Muqdisho xiligii uu maanta qaraxu ka dhacayey ayaa sheegay in weerarkaasi uu yahay mid aan waxba u dhimi doonin howlaha ay dalka u hayaan Islamarkaana Ay Sii wadi Doonaan La Dagaalanka Ay kula Jiraaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Cabdiweli Maxamed oo wax yar kadib markii uu qaraxaasi dhacay u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa sheegay qaraxaasi uu ahaa mid fuleynimo ah.<\/p>\n<p><strong>\u201cNiyad jab nooma keeneyso, waxaanuna isku dayeynaa in waxaas wax lamid ahi aysan mar danbe dhicin\u201d<\/strong> Prof. Gaas ayaa yiri Oo U Waramayay Idaacada BBC-da.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa dhinaca kale sheegay in qaraxaasi uu dhacay iyadoo ciidamada ammaanku ay yihiin kuwo si fiican u shaqeeya islamarkaana ay jireen weeraro badan oo ay horay u fashiliyeen.<\/p>\n<p>Qaraxii maanta ka dahcay xarunta Tiyaatarka ee magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid xooggan waxaana lagu soo beegay xilli ay madashaas xaflad sanad guurada TV-ga qaranka lagu xusayey ka socotey.<\/p>\n<p>Dhowr qof oo ay ku jiraan mas\u2019uuliyiin caan ka ahaa Sportska Soomaaliya ayaa ku geeriyoodey qaraxaas, waxaana ku dhaawacay in ka badan toban qof oo weriyeyaal u badan ayna ku jiraan mas\u2019uuliyiin doladda ka tirsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; C\/wali Gaas Oo Ah Ra\u2019iisul wasaaraha Dowlada Soomaaliya oo kamid ahaa mas\u2019uuliyiintii ku sugnaa Tiyaatarka Muqdisho xiligii uu maanta qaraxu ka dhacayey ayaa sheegay in weerarkaasi uu yahay mid aan waxba u dhimi doonin howlaha ay dalka u hayaan Islamarkaana Ay Sii wadi Doonaan La Dagaalanka Ay kula Jiraaan Al-shabaab. Cabdiweli Maxamed oo wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5442","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5442\/revisions\/5446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}