{"id":54398,"date":"2019-03-21T02:37:57","date_gmt":"2019-03-20T23:37:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54398"},"modified":"2019-03-21T02:38:19","modified_gmt":"2019-03-20T23:38:19","slug":"wasiir-ka-tirsan-xukuumadda-xasan-cali-khayre-oo-sheegay-in-aan-hawlaha-qaranka-loo-hakin-doonin-ciidamo-isaga-baxey-goobtii-lagu-ogaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/wasiir-ka-tirsan-xukuumadda-xasan-cali-khayre-oo-sheegay-in-aan-hawlaha-qaranka-loo-hakin-doonin-ciidamo-isaga-baxey-goobtii-lagu-ogaa\/","title":{"rendered":"Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Xasan Cali Khayre oo Sheegay In aan Hawlaha Qaranka Loo Hakin Doonin Ciidamo Isaga Baxey Goobtii Lagu Ogaa."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-maareeye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-maareeye-300x202.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"569\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-maareeye-300x202.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/w-maareeye.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in uusan jirin askari diiwaangashan oo mishaar aan qaadan, hasse ahaatee ay horay u jireen shaqaale dowladdeed iyo askar labo labo mishaar iska qaata.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Wasiirka in ay dowladdu waday sida uu hadalka u dhigay tirakoob lagu sameynayo ciidamada ayna jiraan dad laba mushaar qaata kuwaasi oo uu sheegay in ay kashaqeyaan hoteelada iyo Hay\u2019addaha kale ee dowladda.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waxaa socda baaritaanno lagu hayo kuwa buunbuuninaya arrimaha ciidamada oo warbaahinta qaarkood qeyb ka yihiin, howlaha Qaranka looma joojinayo ciidamo meel isaga soo baxay\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiir Maareeye mid la mid waxaa sheegay Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo yiri\u2019\u2019 Askariga runta ah waa kan faraha laga hayo ee is diiwaangaliyay, haddii aan askari dhab ah tahay kaalooyoo noo imoow oo isa soo diiwaangali.<\/p>\n<p>Wasiir Beyle ayaa intaa raaciyay in uu garan \u2013karo sida uu hadalka u dhigay qof horay u qaadan jiray saddex lacagood oo labo ka mid ah laga joojiyay xanuunka uu dareemayo, laakiin marnaba dowladda raali ka noqon doonin in qofka shaqaalaha dowladdaha uu qaato wax xaqiisa ka badan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidamada isaga baxay deegaannada qaar gobollada dalka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in iyaga oo dowladda u diiwaan gashan haddana aysan qaadan muddo afar bilood ah wax mishaar ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in uusan jirin askari diiwaangashan oo mishaar aan qaadan, hasse ahaatee ay horay u jireen shaqaale dowladdeed iyo askar labo labo mishaar iska qaata. Wuxuu sheegay Wasiirka in ay dowladdu waday sida uu hadalka u dhigay tirakoob lagu sameynayo ciidamada ayna jiraan dad laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54398\/revisions\/54400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}