{"id":54385,"date":"2019-03-21T01:49:53","date_gmt":"2019-03-20T22:49:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54385"},"modified":"2019-03-21T01:50:57","modified_gmt":"2019-03-20T22:50:57","slug":"gobolka-sh-dhaxe-deegaano-ka-tirsanaa-oo-ciidamada-dawladda-federalku-kasoo-baxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/gobolka-sh-dhaxe-deegaano-ka-tirsanaa-oo-ciidamada-dawladda-federalku-kasoo-baxeen\/","title":{"rendered":"Gobolka Sh\/dhaxe Deegaano Ka Tirsanaa oo Ciidamada Dawladda Federalku Kasoo Baxeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/askar-gadood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54386\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/askar-gadood-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"861\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/askar-gadood-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/askar-gadood.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 861px) 100vw, 861px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay isaga baxaan qeybo ka mid ah gobollada dalka dalka Soomaaliya oo ay ku lahaayeen saldhigyo militari, iyaga oo ka cabnaya in ay san helin xuquuqdii ay lahaayeen.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda ayaa meelaha ay ka baxeen waxaa ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Jowhar, degmada Mahadaay Qalimow iyo Garsaale ee Gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaarkood oo la hadlay ayaa sheegay in sababta ay sidan u sameynayaan tahay in ay muddo dheer aysa wax mishaar ka ah helin dowladda, sidaa daraadeed go\u2019aasadeeen in ay isaga oo baxaaan saldhigyadii ay ku sugnaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ayaa si adag u beeniyay hadalkii ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ee ahaa in uusan jirin Askari diiwaan-gashan oo aan la siin mishaarkii uu xaq u lahaa, iyaga oo ku doodday in ay ka mid yihiin askarta la diiwaan-gashay islamarkaana helin wax mishaar ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay cid qaadeysan mas\u2019uuliyada Amniga dadka shacabka ku dhaqan deegaannada ay isaga soo baxeen waxaa ay ku jawaabeen qaarkood oo la hadlay warbaahinta in mas\u2019uuliyadaa ay qaadayaan madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo khudbad uu ka jeedinayay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho si adag uga hor yimid in ay jiraan askari ka tirsan ciidamada dowladda oo aan mishaar la siin isaga oo yiri \u2018\u2019 Ma qof ka tirsan ciidamada dowladda oo la diiwaangaliyay oo aan mishaarkiisa helin\u2019\u2019<\/p>\n<p align=\"justify\">Horay sidan oo kale ciidamada ayaa isaga soo baxay fariisimo ay ku lahaayeen gobolka Shabeellaha hoose waxaa markii la wareegay xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay isaga baxaan qeybo ka mid ah gobollada dalka dalka Soomaaliya oo ay ku lahaayeen saldhigyo militari, iyaga oo ka cabnaya in ay san helin xuquuqdii ay lahaayeen. Ciidamada dowladda ayaa meelaha ay ka baxeen waxaa ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Jowhar, degmada Mahadaay Qalimow iyo Garsaale ee Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54386,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54387,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54385\/revisions\/54387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}