{"id":54373,"date":"2019-03-20T02:57:28","date_gmt":"2019-03-19T23:57:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54373"},"modified":"2019-03-20T02:57:52","modified_gmt":"2019-03-19T23:57:52","slug":"m-weynihii-hore-ee-dalka-mareykanka-george-w-bush-oo-ammaaney-saameynta-dadka-soo-galootigu-ku-leeyihiin-dalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/m-weynihii-hore-ee-dalka-mareykanka-george-w-bush-oo-ammaaney-saameynta-dadka-soo-galootigu-ku-leeyihiin-dalkiisa\/","title":{"rendered":"M\/weynihii Hore ee Dalka Mareykanka George W Bush oo Ammaaney Saameynta Dadka Soo Galootigu Ku Leeyihiin Dalkiisa."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/g-w-push.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54374\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/g-w-push-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"831\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/g-w-push-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/g-w-push.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 831px) 100vw, 831px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo galootiga ah ku leeyihiin waddankiisa, xilli uu khudbad u jeedinayay dadkii dhawaan la siiyay dhalashada Mareykanka.<\/div>\n<p>George W Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay intii u dhaxeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2009-kii.<\/p>\n<p>Isagoo hambalyo u jeediyay dadka cusub ee kusoo biiray muwaadiniinta Mareykanka ayuu sheegay in dalku uu mar walba u baahan yahay iyaga oo kale.<\/p>\n<div>&#8220;Wakiillada la doortay ee Mareykanku waxay leeyihiin waajibaad looga baahan yahay inay ku sharciyeeyaan dadka soo galaya waddanka iyo kuwa ka baxaya. Iyadoo la waafaqayo mas&#8217;uuliyaddan waxay kaloo na xasuusineysaa in taariikhda dadka soo galootiga ah ee Mareykanka ay naga dhigtay waxa aan nahay maanta&#8221;, ayuu yidhi Bush.<\/div>\n<div><\/div>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in iyadoo aan sharciga laga soo hor jeedsaneynin haddana qaxootigu ay yihiin dad horumar u horseeday Mareykanka.<\/p>\n<p>&#8220;Xitaa annagoo og in culeys badan uu ka jiro dhinaca nidaamka, waa ineynaan waligeen illoobin in qaxootiga soo galaya uu yahay naxariis iyo awood dheeraad ah&#8221;.<\/p>\n<p>Siyaasigan rug caddaaga ah oo 2 jeer xilka madaxweynaha Mareykanka soo qabtay, ayaa sheegay in dadka muwaadiniinta ah badankood aysan garwaaqsanin in dadkan qaxootiga ah ay noqonayaan madaxda mustaqbalka.<\/p>\n<p>Bush ayaa Isniintii ka hadlayay munaasabad qarameyn ah oo lagu qabtay mac-hadka George W Bush ee magaalada Dallas ee gobolka Texas.<\/p>\n<div>Hadalka Mr Bush uu ka yidhi arrimaha soo galootiga ayaa loo arkay mid si weyn dhabar jab ugu ah maamulka madaxweyne Donald Trump, oo horay u qaaday tallaabooyin lagu xakameynayo dadka qaxootiga ah ee galaya Mareykanka.<\/div>\n<div><\/div>\n<p>Donald Trump ayaa markii uu waday ol&#8217;olihiisa doorashadii madaxtinnimada ee 2016-kii waxaa qodobadiisa ugu waaweyn ka mid ahaa in la hor istaago dadka qaxootinimada ku gala dalkaas.<\/p>\n<p>Markii uu xilka qabtay ayuu soo saaray go&#8217;aanno lagu xakameynayo soo galootiga, iyadoo maamulkiisa uu xayiraad kusoo rogay dadka uga imaada dalalka qaarkood.<\/p>\n<div>Sidoo kale madaxweyne Trump ayaa hadda u xusul duubaya dadaal uu ku doonayo in darbi laga dhiso xadka u dhaxeeya Mareykanka iyo Mexico, arrintaasoo la isku mari la&#8217;yahay sidii dhaqaalaheeda loogu qoondeyn lahaa miisaaniyadda Dowladda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo galootiga ah ku leeyihiin waddankiisa, xilli uu khudbad u jeedinayay dadkii dhawaan la siiyay dhalashada Mareykanka. George W Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay intii u dhaxeysay sannadihii 2001-dii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54373\/revisions\/54375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}