{"id":54281,"date":"2019-03-17T00:54:03","date_gmt":"2019-03-16T21:54:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54281"},"modified":"2019-03-17T00:54:19","modified_gmt":"2019-03-16T21:54:19","slug":"ciyaaraha-fudud-ee-dalka-jabuuti-ka-socda-oo-ciyaartoyda-soomaaliya-guulo-kasoo-hooyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/ciyaaraha-fudud-ee-dalka-jabuuti-ka-socda-oo-ciyaartoyda-soomaaliya-guulo-kasoo-hooyeen\/","title":{"rendered":"Ciyaaraha Fudud ee Dalka Jabuuti Ka Socda oo Ciyaartoyda Soomaaliya Guulo Kasoo Hooyeen."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/billado-ciyaartoy-somaali.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/billado-ciyaartoy-somaali-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"611\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/billado-ciyaartoy-somaali-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/billado-ciyaartoy-somaali.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Ciyaaryahannada xulka qaranka cayaaraha fudud ayaa guul taariikhi ah usoo hoyiyay Soomaaliya,iyagoo ku guuleystay biladdo dahah ah tartanka cayaaraha fudud ee ka socda dalka Jabuuti.<\/div>\n<div class=\"inline-ad\"><\/div>\n<div>Tartanka cayaaraha fudud ee Djibouti International Meeting , waxaa Soomaaliya uga qaybgalay 5 cayaaryahan oo laba qayb ku kala tartamayay waxaana wafdiga cayaartoyda qaranka hoggaaminayay guddoomiyaha guddiga Olombikada qaranka Soomaaliyeed,Cabdullaahi Axmed Tarabi oo ay wehliyaan guddoomiyaha Xiriirka cayaaraha Fudud, Khadiijo Aadan Daahir iyo Guddoomiye ku-xigeenka Xiriirka cayaaraha Fudud Faarax Cali Macallin.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Halkan ka aqriso tartamada ay cayaartoyda ka qayb galeen iyo natiijada ay keeneen.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>1- Cabdi Salaan Axmed Maxamed oo ku tartamay orodka 800mtr ayaa kaalinta koowaad ka galay kaddib markii uu ku oraday 1:55 Ilbiriqsi waxaaa lagu abaalmariyay Biladda dahabka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>2- Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo orodka1500 mtr ee dhanka da\u2019yarta u tartamayay ayaa kaalinta koowaad isna ku dhamaystay kaddib markii ku orday 3:46 :78 waxuuna sidaaasi ku hantay Biladda dahabka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>3- Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed Orodka da\u2019yarta 3,000mtr ka qayb galay ayaa\u00a0 bandhigiisa aad u wanaagsanaa waxuu soo galay kaalinta afaraad kaddib markii uu ku orday 8:36. isgaoo ku dhawaad inuu biladda\u00a0 maarta\u00a0\u00a0 hanto.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>4-\u00a0 Cabdirashiid Yuusuf oo dhanka da&#8217;yarta orodka 800 ku tartamayay\u00a0 ayaa isna kasoo galay kaalinta 6-aad ee tartanka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>5- Cali Iidow Xasan oo qaybta ciyaartoyda waa weynka ku jiray ayaa kua dhamaystay kaalinta 7-aad ee tartanka\u00a0\u00a0\u00a0 qaybtiisa\u00a0 1500mtr waxuuna ku orday 3:49 taasoo ahayd daacad wanaagsan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhammaan cayaartoyda ayaa marka laga soo tago guulaha iyo kaalmaha ay galeen waxay sameeyeen saacado wanaagsan.Cayaartoyda Xulka qaranka cayaaraha Fudud ee guulaha keenay ayaa xero tabbabar oo gudaha dalka waxaa\u00a0 sannadkii 2017kii ugu diyaariyay Guddiga olombikada qaranka Soomaaliyeed halkaas oo ay tabbabar ku qaadanayeen muddo sannad ah , waxaana kaddib loo wareejiyay dalalka Kenya iyo Itoobiya si ay tababarro heerkoodu sarreeyo u helaan taasoo sahashay guushan taariikhi ah.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaaryahannada xulka qaranka cayaaraha fudud ayaa guul taariikhi ah usoo hoyiyay Soomaaliya,iyagoo ku guuleystay biladdo dahah ah tartanka cayaaraha fudud ee ka socda dalka Jabuuti. Tartanka cayaaraha fudud ee Djibouti International Meeting , waxaa Soomaaliya uga qaybgalay 5 cayaaryahan oo laba qayb ku kala tartamayay waxaana wafdiga cayaartoyda qaranka hoggaaminayay guddoomiyaha guddiga Olombikada qaranka Soomaaliyeed,Cabdullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54281\/revisions\/54283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}