{"id":54252,"date":"2019-03-15T22:54:24","date_gmt":"2019-03-15T19:54:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54252"},"modified":"2019-03-15T23:53:53","modified_gmt":"2019-03-15T20:53:53","slug":"hugaamiyaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-sheegay-in-uu-m-weyne-farmaajo-fadhigiisa-ugu-tagayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/hugaamiyaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-sheegay-in-uu-m-weyne-farmaajo-fadhigiisa-ugu-tagayo\/","title":{"rendered":"Hugaamiyaha Jubaland Axmed Madoobe oo Sheegay in uu M\/weyne Farmaajo Fadhigiisa Ugu Tagayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madobe.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madobe-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"824\" height=\"453\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madobe-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madobe.jpeg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 824px) 100vw, 824px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo markii ugu horeysay ka hadlay halkii uu ku danbeeyay khilaafkii kala dhaxeeya dowladda dhexe, ayaa sheegay in si guud looga heshiiyay khilaafka, islamarkaana waxa yar ee dhiman la dhameystirayo.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in safarka ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ee Kismaayo uu daba \u2013joogay baaqii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in leys wada cafiyo madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobolleedyada, sidaa daraadeed inta badan wixii khilaaf ahaa ama madmadow ahaa ee jira laga heshiiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ra\u2019iisal wasaaraha kulamadii aan qaadanay waan isla garanay qodob kasta oo ay tabasho ka jirtay, waanan ka heshiinay, waxa kaliya ee noo dhiman waa in aan madaxweynaha (Farmaajo) fadhiggiisa ugu tagno, gaar ahaan aan Anniga Axmed Madoobe ah u tago sidaana lagu dhameeyo wixii ka harsan madmadowgii horay u jiray waayo in uu isaga yimaado halkan Kismaayo, waxaa ka wanaagsan in aan fadhiggiisa ugu tago\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safarkii uu ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali kheyre uu ku tagay maagalada Kismaayo ayaa waxaa dhaliil xoog leh u jeediyay siyaasiyiin ay ka mid yihiin musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland kuwaa oo sheegay in safarkiisa loo isticmaalay olole doorasho, sidaa daraadeed looga fadhiyo ra\u2019iisal wasaraha in uu cadeeyo mowqifkiisa la xiriira doorashada Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jubbaland ayaa dadaal dheer ugu jira sidii uu mar kale u noqon lahaa madaxweynaha maamulka, madaama loo balansan yahay bisha Augusto ee sanadkan in ay dhacdo doorasho.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo markii ugu horeysay ka hadlay halkii uu ku danbeeyay khilaafkii kala dhaxeeya dowladda dhexe, ayaa sheegay in si guud looga heshiiyay khilaafka, islamarkaana waxa yar ee dhiman la dhameystirayo. Wuxuu sheegay in safarka ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ee Kismaayo uu daba \u2013joogay baaqii madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54254,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54252\/revisions\/54254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}