{"id":5418,"date":"2012-04-03T11:12:37","date_gmt":"2012-04-03T11:12:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5418"},"modified":"2012-04-03T11:12:37","modified_gmt":"2012-04-03T11:12:37","slug":"burcad-badeeda-soomaalida-ah-oo-markab-ay-mudo-todobaad-kahor-qabsadeen-sii-daayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/burcad-badeeda-soomaalida-ah-oo-markab-ay-mudo-todobaad-kahor-qabsadeen-sii-daayey\/","title":{"rendered":"Burcad Badeeda Soomaalida Ah Oo Markab Ay Mudo Todobaad Kahor Qabsadeen Sii Daayey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Kooxaha Burcad-badeeda Soomaalida ayaa sii daayey Markab ay todobaad kahor qabsadeen.<\/p>\n<p>Markabkan oo lagu magacaabo MV Eglantine islamarkaana uu ka dul babanayo calanka dalka Bolivia ayaa u gacan galay Burcad-badeeda\u00a0 26-dii bishii lasoo dhaafay ee March.<\/p>\n<p>MV Eglantine oo ay la socdaan 23-qof oo shaqaale ah wuxuu xiligii ay la qabsaday marayey meel koonfur-galbeed kaga aadan xeebaha bad-weynta India.<\/p>\n<p>Markabkan oo u rarnaa dalka Iran ayaa lasii daayey kadib markii madax furasho laga qaatay, waxaanse ilaa iyo hadda cadeyn tirada lacagta lagu sii daayey.<\/p>\n<p>Weerarada Burcad-badeeda oo sanadkan bilowgiisii ahaa kuwo si aad ah kor ugu kacay ayaa bilahan u muuqda kuwo soo yaraanayey.<\/p>\n<p>Waxaana xiligan gacanta ugu jira maraakiib ganacsi oo intooda badan ay leeyihiin shirkado ka shaqeeya gudaha dalka Imaaraadka Carabta.<br \/>\n<strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Kooxaha Burcad-badeeda Soomaalida ayaa sii daayey Markab ay todobaad kahor qabsadeen. Markabkan oo lagu magacaabo MV Eglantine islamarkaana uu ka dul babanayo calanka dalka Bolivia ayaa u gacan galay Burcad-badeeda\u00a0 26-dii bishii lasoo dhaafay ee March. MV Eglantine oo ay la socdaan 23-qof oo shaqaale ah wuxuu xiligii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5418","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5418"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5422,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5418\/revisions\/5422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}