{"id":54179,"date":"2019-03-12T22:56:35","date_gmt":"2019-03-12T19:56:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54179"},"modified":"2019-03-12T22:56:52","modified_gmt":"2019-03-12T19:56:52","slug":"mashruuc-ay-ku-baxeyso-lacag-dhan-83-million-euro-oo-magaalada-kismaayo-laga-daah-furey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/mashruuc-ay-ku-baxeyso-lacag-dhan-83-million-euro-oo-magaalada-kismaayo-laga-daah-furey\/","title":{"rendered":"Mashruuc Ay Ku Baxeyso Lacag Dhan 83 Million Euro oo Magaalada Kismaayo Laga Daah Furey."},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/mashruuc-83-m-kismaayo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54180\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/mashruuc-83-m-kismaayo-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"577\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/mashruuc-83-m-kismaayo-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/mashruuc-83-m-kismaayo.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo dhaqaalaha gudaha oo ay iska kaashan doonaan Midowga Yurub iyo Dowladda federaalka Soomaaliya kaa oo laga hirgelin doono guud ahaan dalka<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><br \/>\nShirkan oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirka wasaaradda qorsheynta dowladda Soomaaliya, madaxda wasaaradaha qorsheynta dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday deeq bixiyeyaasha caalamka\u00a0 ayaa intii uu socday looga doodayay sida looga faa\u2019iideysan karo barnaamijkan lagu horumarin doono dhaqaalaha.<\/span><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland oo furitaankii shirka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in barnaamijkan uu yahay mid ahmiyad gaar ah u leh Soomaaliya, islamarkaana uu qeyb weyn ka qaadan doono sare u qaadidda dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray in barnaamijkan looga faa\u2019iideyn karo dhalinyarada si ay uga helaan shaqo abuur, islamarkaana uga baaqsadaan in ay ku biiraan kooxaha kasoo horjeeda dowladda.<br \/>\nShirka oo intii uu socday ay saxaafaddu dibad-joog ka ahayd ayaa gabagabadii waxaa soo xiray oo khudabad ka jeediyay raysul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre, isagoo uga mahadceliyay beesha caalamka taageerada ay la garab taaganyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxa uu dhinaca kale sheegay in dowladda Soomaaliya uu muhiimad gaar ah u leeyahay barnamijkan lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Barnaamijkan heerka qaran ee maanta la daahfuray ayaa ah mid ay ka faa\u2019iideysan doonaan bulshada ku dhaqan dowlad goboleedyada dalka.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, Raysul wasaare Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa kormeeray qaar kamid ah xarumaha wasaaradaha Jubbaland, ayagoo warbixinno ka dhageystay madaxda xafiisyadii ay booqdeen.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo dhaqaalaha gudaha oo ay iska kaashan doonaan Midowga Yurub iyo Dowladda federaalka Soomaaliya kaa oo laga hirgelin doono guud ahaan dalka Shirkan oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirka wasaaradda qorsheynta dowladda Soomaaliya, madaxda wasaaradaha qorsheynta dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday deeq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54179"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54182,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54179\/revisions\/54182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}