{"id":54151,"date":"2019-03-11T20:22:27","date_gmt":"2019-03-11T17:22:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54151"},"modified":"2019-03-11T20:25:16","modified_gmt":"2019-03-11T17:25:16","slug":"soo-dhaweyn-aad-u-sareysa-oo-kismaayo-loogu-sameeyey-r-wasaare-xasan-cali-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/soo-dhaweyn-aad-u-sareysa-oo-kismaayo-loogu-sameeyey-r-wasaare-xasan-cali-khayre\/","title":{"rendered":"Soo Dhaweyn Aad U Sareysa oo Kismaayo Loogu Sameeyey R\/wasaare Xasan Cali Khayre."},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/soo-dhaweyn-kismayo-khayre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/soo-dhaweyn-kismayo-khayre-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"836\" height=\"557\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/soo-dhaweyn-kismayo-khayre-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/soo-dhaweyn-kismayo-khayre.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 836px) 100vw, 836px\" \/><\/a><\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Dad aad utiro badan ayaa maanta isugu tagay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kuwaa oo isugu jiray masuuliyiinta dowlad goboleedka Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah iyo ardeyda wax ka barata Iskuulaadka magaalada, ayadoo dadkan ay u tageen halkaasi si ay usoo dhaweeyaan wafdi uu horkacayo raysul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Clai Khayre.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Dadka isugu tagay garoonka ayaa sitay calanka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo sawirrada Raysul wasaaraha, waxaana ay ku dhawaaqayeen hal-ku-dhegyo ay kusoo dhaweeynayeen wafdiga.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Raysul wasaare Khayre ayaa imaatinkiisa kadib salaam la dhex qaaday madaxdii iyo shacabkii isugu yimid garoonka, waxaana intaa kadib ay madaxdu warbaahinta kula hadleen qeybta nasashada ee Garoonka.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Ugu horeyn Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa wafdiga kusoo dhaweeyay Kismaayo, isagoo sheegay in madaxda iyo shacabka reer Jubbaland ay ku faraxsanyihiin imaatinka wafdiga.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Raysul wasaare Khayre ayaa u mahadceliyay Madaxweynaha Jubbaland, kuxigeenndiisa iyo shacabka Reer Jubbaland ee soo dhaweeyay.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay in mudada uu joogo Kismaayo uu madaxda Jubbaland la qaadan doono kulamo looga arinsanayo sidii loo dardargelin lahaa wada shaqeyna dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu xusay in safarkiisa ay ku wehliyaan wasiiirro iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda, isagoo xusay in wasiirada heer federaal iyo kuwa Jubbaland ay yeelan doonaan kulamo ay uga arrinsan doonaan wadashaqeyntooda, sidoo kale ay taliyeyaashu la kulmi doonaan taliyeyaasha ciidamada Jubbaland islamarkaana ay halkan ka qaban doonaan shaqooyin qaran.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Intaa kadib Wafdiga Raysul wasaaraha ayaa loo gelbiyay magaalada, waxaana uu dad aad u tiro badan kula hadlay isgoyska Aargada ee magaalada Kismaayo.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Safarkan ayaa dhanka soo dhaweynta aad uga badalnaa kii bartamaha sanaddii 2017 uu raysul wasaaraha ku yimid Kismaayo, waxaama la arkayay bulshada reer Kismaayo oo buuxdhaafiyay hareeraha wadooyinka iyo isgoyska weyn ee Aargada, halkaa oo uu Raysul wasaaruhu kula hadlay shacabka.<br \/>\n<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Ammaanka magaalada ayaa la adkeeyay, waxaana ciidamadu ay xireen wadada laamiga ah ee isku xirtay garoonka iyo magaalada.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ma cadda sababta rasmiga ah ee imaatinka wafdiga, haseyeeshee bilooyinkii u danbeeyay waxaa jiray khilaaf xooggan oo u dhexeeyay dowladda dhexe iyo Qaar kamid ah dowlad goboleedka oo ay kamid tahay Jubbaland, kaa oo gaaray heer ay istaagto wadashaqeyntii u dhexeeysay wasaaraha dowladda dhexe iyo dowlad goboleedka Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53815\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad aad utiro badan ayaa maanta isugu tagay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kuwaa oo isugu jiray masuuliyiinta dowlad goboleedka Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah iyo ardeyda wax ka barata Iskuulaadka magaalada, ayadoo dadkan ay u tageen halkaasi si ay usoo dhaweeyaan wafdi uu horkacayo raysul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Clai Khayre. \u00a0 Dadka isugu tagay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-54151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54151"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54154,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54151\/revisions\/54154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}