{"id":54056,"date":"2019-03-09T15:45:02","date_gmt":"2019-03-09T12:45:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=54056"},"modified":"2019-03-09T15:49:23","modified_gmt":"2019-03-09T12:49:23","slug":"qaban-qaabada-aaska-qaran-ee-wasiirkii-dastuurka-oo-muqdisho-ka-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/qaban-qaabada-aaska-qaran-ee-wasiirkii-dastuurka-oo-muqdisho-ka-socota\/","title":{"rendered":"Qaban Qaabada Aaska Qaran Ee Wasiirkii Dastuurka Oo Muqdisho Ka Socota."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">\n<header>\n<h1 class=\"entry-title\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1360495B-8573-4411-803D-93BE03A14052-341x220.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54060\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1360495B-8573-4411-803D-93BE03A14052-341x220-300x194.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"194\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1360495B-8573-4411-803D-93BE03A14052-341x220-300x194.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1360495B-8573-4411-803D-93BE03A14052-341x220.jpeg 341w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada Aaska Qaran ee loo sameynaayo maalinta Berri ah Wasiirkii Dastuurka Somaliya Cabdi raxmaan Xoosh Jabriil oo dalka Imaaraadka ku geeriyooday.<\/h1>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Guddi Wasiiro ah oo uu magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan maanta Muqdisho ku yeesheen uga hadlay arrimaha aaska Wasiirka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa Gudoominaayay Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka Somaliya Mahdi Maxamed Guuled oo Guddigaasi Gudoomiye u ah.<\/p>\n<p>Kulanka markii uu soo dhamaaday ayaa Wasiirka arrimaha dibadda Somaliya Ahmed Ciise Cawad wuxuu Saxaafadda u sheegay shirka inuu ku saabsanaa qorsheynta hanaanka loo sameynaayo Aaska Qaran ee Wasiir Xoosh Jabriil.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in si wanaagsan loo diyaariyay aaska Wasiirka, islamarkaana la rajeynaayo maalinta berri ah in aaska Wasiirka Muqdisho lagu sameeyo.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Wasiirkii Dastuurka Somaliya Cabdi raxmaan Xoosh Jabriil ayaa shalay ku geeriyooday Magaalada Abu Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada Aaska Qaran ee loo sameynaayo maalinta Berri ah Wasiirkii Dastuurka Somaliya Cabdi raxmaan Xoosh Jabriil oo dalka Imaaraadka ku geeriyooday. Guddi Wasiiro ah oo uu magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan maanta Muqdisho ku yeesheen uga hadlay arrimaha aaska Wasiirka. Shirka ayaa waxaa Gudoominaayay Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-54056","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54056"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54061,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54056\/revisions\/54061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}