{"id":5402,"date":"2012-04-02T11:57:35","date_gmt":"2012-04-02T11:57:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5402"},"modified":"2012-04-02T11:57:35","modified_gmt":"2012-04-02T11:57:35","slug":"dilal-kala-duwan-oo-habeenkii-xalay-ka-kal-dhacay-degmooyin-ka-tirsan-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/dilal-kala-duwan-oo-habeenkii-xalay-ka-kal-dhacay-degmooyin-ka-tirsan-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Dilal Kala Duwan Oo Habeenkii Xalay Ka Kal Dhacay Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/xamar.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5404\" title=\"xamar\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/xamar.jpeg\" alt=\"\" width=\"356\" height=\"266\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Iyadoo Ay Habeenadaan Isasa Soo Tarayeen Dialka Ka Dhacaya Muqdisho Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Waxaa Dilal Kala Nooc Nooc Ah KA Dhacay Gudamaha Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Degmada Shibis Ayaa Xalay Waxaa lagu Toogtay Mid KA Mid Ah Dhalinyada Ku Ganacsan Jirtay Laamiga Nasiib Buundo Ee Gudaha Degmada Shibis Iyadoona Ay Meesha Ku Toogteen Kooxo Ku HUbeysan Biskoolado<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wiilkaasi Lagu Toogtay Gudaha Degmada Shibis Ayaa waxaa Lagu Magacaabi Jiray Rashiid Iyadoona Ay Kooxo BIskoolada Ku Hubeysan Ay Madax Kaga Dhufteen Ilaa Iyo 3Xabadood KA Dibna Uu Meeshii Ku Ruux Baxay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ka Dib MArkii Meesha Lagu Dilay Rashiid Ayaa Durbadiiba waxaa Soo Gaaray Goobtii LAgu Toogtay Wiilkaasi Dhalinyarada Ahaa Ciidamo KA tirsan Maamulka Degmada Shibis Oo Meesha Ka Bilaabay Baaritaano HAse Yeeseee Aan Wali GAcanta Lagu Soo Dhigin Kooxii Geestay Dilkaasi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Degmada Shibib Ayaa\u00a0 AhbeenadaanAmaankeeda kA ii Dareyso Iyadoona Ay Isbuucaan Gudaheeda MAreyso Ilaa iyo 3 Dilal Oo ka dhaay Oo LAbo Ka Mid Ah Ay Ka Dheceen Meelo Iska Agdhow Oo Ka Tirsan Degmada Shibis GAar Ahaan Laamiga Nasiib Buundo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka Kale Degmada Wadajir Iyo waliba Degmada Dharkeynley Oo Leesku Yiraahdo Xaafada Madiino Ayaa Iyana Habeenkii Xalay Ahaa Waxaa ka kala Dhacay Dilal Iyana Loo Geestay Rag Dhalinyaro Ahaa Oo Degnaa Deegaanka MAdiino<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada Degmada Dharkeynley Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa waxa ay 2 dhalinyaro Aha U Geesteen Toogasho Iyagoona Sheegay Maamulka In Ay Dhalinyaradaasi Ay Ku Guda Jireen Falal Amaan Daro Ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>2daasi Ruux Ee Dhalin Yrada Ah Ayaa Maamulka Degmada Dharkeynley Ay Sheegeen In Ay Ciidamada Degmada Ay Ku Gameen Bumbo Nooco Gacanta Laga Gamo Ka Dibna Ay Arkeen Ciidamada Maamulka Degmada Dharkeynley Islamarkaana Ay Meeshii Ku Toogteen 2daasi Dhaliyaro<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) &nbsp; Iyadoo Ay Habeenadaan Isasa Soo Tarayeen Dialka Ka Dhacaya Muqdisho Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Waxaa Dilal Kala Nooc Nooc Ah KA Dhacay Gudamaha Magaalada Muqdisho &nbsp; Degmada Shibis Ayaa Xalay Waxaa lagu Toogtay Mid KA Mid Ah Dhalinyada Ku Ganacsan Jirtay Laamiga Nasiib Buundo Ee Gudaha Degmada Shibis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5402","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5405,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5402\/revisions\/5405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}