{"id":53951,"date":"2019-03-05T23:47:48","date_gmt":"2019-03-05T20:47:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53951"},"modified":"2019-03-05T23:47:48","modified_gmt":"2019-03-05T20:47:48","slug":"socdaalka-m-weyne-farmaajo-uu-ku-tageyo-itoobiya-oo-madaxtooyada-soomaaliya-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/socdaalka-m-weyne-farmaajo-uu-ku-tageyo-itoobiya-oo-madaxtooyada-soomaaliya-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Socdaalka M\/weyne Farmaajo uu Ku Tageyo Itoobiya oo Madaxtooyada Soomaaliya Ka Hadashey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmoo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53953\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmoo-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"830\" height=\"553\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmoo-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmoo.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 830px) 100vw, 830px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababba kadib martiqaad uu ka hadlay ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa wada hadallo la yeelanaya isla maantaba Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada mas\u2019uul ayaa kawada hadi doono xoojinta xiriirka labada dal iyo guud ahaan horumarka iyo Nabadgalyada gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka labada Dowladood ,labada Dad iyo sidii la isaga kaashan lahaa Amaanka, waxaana uu kulankan daba socdaa kulmadii ay horay u yeesheen labada mas\u2019uul<\/p>\n<p align=\"justify\">Axadii toddobaadkan waxaa magaalada Asmara ka dhacay kulan saddex geesood ah oo halkaa ku dhaxmray hoggaamiyayaasha dowladdaha Itoobiya, Kenya iyo Eritrea, laakiin Soomaaliya kulankaasi qeyb kama aysan aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiiru-Dowlaha Arrimaha dibadda \u00a0Cabdulqaadir Axmed Khayr iyo La-taliyayaal ka tirsan Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-1.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53820\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53819\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababba kadib martiqaad uu ka hadlay ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya. Madaxweynaha ayaa wada hadallo la yeelanaya isla maantaba Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed. Labada mas\u2019uul ayaa kawada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53954,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53951\/revisions\/53954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}