{"id":53927,"date":"2019-03-05T19:40:20","date_gmt":"2019-03-05T16:40:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53927"},"modified":"2019-03-06T00:23:25","modified_gmt":"2019-03-05T21:23:25","slug":"m-weynaha-soomaaliya-maxamed-c-llaahi-farmaajo-oo-la-filayo-in-uu-maanta-u-safro-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/03\/m-weynaha-soomaaliya-maxamed-c-llaahi-farmaajo-oo-la-filayo-in-uu-maanta-u-safro-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo La Filayo in uu Maanta u Safro Dalka Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmjo-addis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53934\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmjo-addis-300x172.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmjo-addis-300x172.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/farmjo-addis.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Socdaalka madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu wado in uu maanta ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa imanaya xili magaalada Asmara Axadii toddobaadkan kulan saddex geesood ah ku yeesheen madaxda dowladdaha Itoobiya, Kenya iyo \u00a0Eritrea.<\/p>\n<p>Loolanka Siyaasadeed ee xilligaan u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay ayeey u muuqataa dowladda Soomaaliya in ay shaki ka qabto socdaalka madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ku marayo wadamada gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in uu kulan la yeesho ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ka wada hadli doonaan wax yaabaha ka soo cusboonaaday xiriirkii wadamada Geeska Africa oo Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqyadii ugu danbeeyay ee siyaasadeed, gaar ahaan kulankii saddex geesoodka ee ka dhacay magaalada Asmara.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaban qaabada safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho,waxaana la xiray wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa madaxtooyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Socdaalka madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu wado in uu maanta ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa imanaya xili magaalada Asmara Axadii toddobaadkan kulan saddex geesood ah ku yeesheen madaxda dowladdaha Itoobiya, Kenya iyo \u00a0Eritrea. Loolanka Siyaasadeed ee xilligaan u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo khilaaf xoogan uu soo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53927"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53959,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53927\/revisions\/53959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}