{"id":5388,"date":"2012-04-01T14:45:06","date_gmt":"2012-04-01T14:45:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5388"},"modified":"2012-04-01T14:45:06","modified_gmt":"2012-04-01T14:45:06","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-maanta-ka-soo-dagay-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-maanta-ka-soo-dagay-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaare Gaas Oo Maanta Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada\u00a0 Nairobi ee dalka Kenya kaa\u00a0 oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska Siyaasadda QM ee UNPOS.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Ku-Simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasiiro, xildhibaano, Ururada Haweenka Gobolka Banaadir iyo shacab kale oo aad u farabadan Kuwaa Oo KU Sugnaa Garonka Diyaarada.<\/p>\n<p>Mr Gaas Kulamada Uu Narobi Kula Soo Yeeshay Madaxda UNPOS ayaa waxaa ka soo qeybgalay <strong>Lynn Pascoe<\/strong> oo ah ku xigeenka Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha Siyaasadda iyo wafdi kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulankan waxaa ka soo qeybgalay <strong>Alexander Rondos<\/strong> oo ah Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika iyo diblomaasiyiinta beesha caalamka ku sugan Nairobi. Iyadoona Ay Kulanka \u00a0shir-guddoominayen Mr.Gaas iyo Mahiga<\/p>\n<p><strong>Shirka Ayaa waxaa looga hadlay dardar gelinta Roadmap-ka,Dhameystirka xilliga kala guurka, arrimaha dastuurka iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London\u00a0 iyo caqabada hortaagan<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada\u00a0 Nairobi ee dalka Kenya kaa\u00a0 oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska Siyaasadda QM ee UNPOS. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5388","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5388"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5391,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5388\/revisions\/5391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}