{"id":5373,"date":"2012-04-01T09:37:19","date_gmt":"2012-04-01T09:37:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5373"},"modified":"2012-04-01T09:38:17","modified_gmt":"2012-04-01T09:38:17","slug":"wefdi-uu-horkacayo-safiirka-turkgia-ee-soomaaliya-ayaa-goor-dhow-ka-degey-garoonka-diyaaradaha-ee-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/wefdi-uu-horkacayo-safiirka-turkgia-ee-soomaaliya-ayaa-goor-dhow-ka-degey-garoonka-diyaaradaha-ee-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Wefdi uu horkacayo safiirka Turkgia ee Soomaaliya Oo goor dhow ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe."},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"..\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/turki1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"turki\" src=\"..\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/turki1.jpg\" alt=\"\" width=\"351\" height=\"249\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dr. Kani Torun<\/strong> iyo wefdigiisa ayaa waxaa si diiran usoo dhoweeyey mas\u2019uuliyiin ka tisan dowladda iyo dadweyne aad u tira badan Oo Ku Sugnaa Magaalda Garawe.<\/p>\n<p>Waxayna saacadaha soo socda kulan kula qaadan doonaan xarunta madaxtooyada mas\u2019uuliyiinta ugu sareeysa Maamul Goboleedka oo uu ugu horeeyo <strong>Cabdiraxmaan Faroole <\/strong>oo ah madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee uu safiirka Turkiga ee Sooomaaliya magaalada Garowe iyo guud ahaan deegaanada Puntland Booqasho Uu Ku gaaro.<\/p>\n<p>Booqashadiisa ayaana kusoo beegmeysa xilli dhowaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda horumarinta dalkaas u qaabilsani ay Puntland yimaadeen kuwaa Oo KulamoLaQaaten Madaxda Maamul goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Socdaalka Dr. Kani Torun ayaa loo badinayaa inuu dhabaha u xaarayo booqasho la filayo in bilaha soo socda uu Puntland ku yimaado <strong>Rajep Tayyib Erdogan.<\/strong> Ra\u2019iisul wasaaraha Turkiga<\/p>\n<p>BALSE WIXII KU SOO KORDHA SAFARKAANI UU SAFIIRKA TURKIGA U FADHIYO SOOMAALIYA UU KU AADAY MAGAALADA GARAWE KALA SOCO WARSOM.COM<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dr. Kani Torun iyo wefdigiisa ayaa waxaa si diiran usoo dhoweeyey mas\u2019uuliyiin ka tisan dowladda iyo dadweyne aad u tira badan Oo Ku Sugnaa Magaalda Garawe. Waxayna saacadaha soo socda kulan kula qaadan doonaan xarunta madaxtooyada mas\u2019uuliyiinta ugu sareeysa Maamul Goboleedka oo uu ugu horeeyo Cabdiraxmaan Faroole oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5373","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5373"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5378,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5373\/revisions\/5378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}