{"id":5369,"date":"2012-04-01T09:22:43","date_gmt":"2012-04-01T09:22:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5369"},"modified":"2012-04-01T09:22:43","modified_gmt":"2012-04-01T09:22:43","slug":"%e2%80%9csh-xasan-daahir-aweys%e2%80%9dma-ahan-in-la-baneesto-dhiiga-muslimka-cid-walibana-qalbigiisa-alle-baa-daalacanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/%e2%80%9csh-xasan-daahir-aweys%e2%80%9dma-ahan-in-la-baneesto-dhiiga-muslimka-cid-walibana-qalbigiisa-alle-baa-daalacanaya\/","title":{"rendered":"\u201cSh.Xasan Daahir Aweys\u201dMa Ahan In La Baneesto Dhiiga Muslimka Cid Walibana Qalbigiisa Alle Baa Daalacanaya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sheekh-xasan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5370\" title=\"Sheekh-xasan1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sheekh-xasan1.jpg\" alt=\"\" width=\"369\" height=\"292\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Sh.Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab Islamarkaana \u00a0ka hadlayay Masjid ku yaalla magaalada Marka ee gobolka Sh\/hoose ayaa waxa uu \u00a0Ka Warbixiyay Arimo Farabadan Oo Taabanaya Habdhaqanka Al-shabaab<\/p>\n<p>Sidoo Kale Sh.Xasan ayaa sheegay in ay qalad tahay in la baneesto dhiiga dadka Muslimiinta ah taasi oo hadda uu sheegay in ay ku taagan yihiin Dad Uu Ku Sheegay In Ay Si Qaldan Wax U Fahansanyihiin Islamarkaana Uu Sheegay In Ay Isasaxaan Dadkaasi<\/p>\n<p>Waxa Kaloo Uu Sheegay \u00a0in uusan ka baqeen in uu runta ka hadlo, waxa uu hadda ka hadlayana ay yihiin wax aan qarsooneen \u00a0balse ay adagtahay in ay ka wada hadlaan bulshada iyo Al Sahbaab oo uu sheegay in ay kala baqayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cIdinka Hadda Waad BAqaneydaan Waxaad doontaan Ma Shegi Kartaan Lkn Aniga Hadad Waxaad Moodaaan In Aan Soo Taabtay Runta\u201dAyuu Yirri Xasan Daahir Oo Dhoola Cadeynaya Islamarkaana Si Kaftan Ah Kula Kaftamay Shacabkii Dhageesanayay Qudbadiisa<\/p>\n<p>Sheekh Xasan Daahir\u00a0 ayaa mar uu soo hadal qaaday dagaalada lagula jiro dowladda iyo AMISOM ayaa waxa uu sheegay in Mas\u2019uuliyadda jihaadka uusan lahayn shaqsi kaliya taasi aysan ahayn mid ka turjumeysa islaanimada Balse Shaqsi Shaqsi Iyo waliba Qabiil Qabiil Loo wadi KAro Jihaadka Lagula Jiro Gaalada Waa Sida Uu Hadalka U Shigat Shiikha.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Sh.Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab Islamarkaana \u00a0ka hadlayay Masjid ku yaalla magaalada Marka ee gobolka Sh\/hoose ayaa waxa uu \u00a0Ka Warbixiyay Arimo Farabadan Oo Taabanaya Habdhaqanka Al-shabaab Sidoo Kale Sh.Xasan ayaa sheegay in ay qalad tahay in la baneesto dhiiga dadka Muslimiinta ah taasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5369","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5369\/revisions\/5372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}