{"id":53592,"date":"2019-02-19T02:03:07","date_gmt":"2019-02-18T23:03:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53592"},"modified":"2019-02-19T02:05:38","modified_gmt":"2019-02-18T23:05:38","slug":"dhismayaal-cusub-laguna-kordhiyey-cisbitaalka-guud-ee-hargeysa-oo-maanta-xarigga-laga-jarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/dhismayaal-cusub-laguna-kordhiyey-cisbitaalka-guud-ee-hargeysa-oo-maanta-xarigga-laga-jarey\/","title":{"rendered":"Dhismayaal Cusub Laguna Kordhiyey Cisbitaalka Guud ee Hargeysa oo Maanta Xarigga Laga Jarey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhisme-cusub-isbital-hargeysa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53593\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhisme-cusub-isbital-hargeysa-300x179.jpg\" alt=\"\" width=\"939\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhisme-cusub-isbital-hargeysa-300x179.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhisme-cusub-isbital-hargeysa-768x458.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhisme-cusub-isbital-hargeysa.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 939px) 100vw, 939px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo dhawaan laga kordhiyey cisbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo.<\/p>\n<p>Xarumaha cusub ayaa kala ah Waadhadh cusub oo loo hirgeliyey Hooyada iyo dhallaanka, qayb loogu talo galay bukaan-socodka iyo waax lagu keydiyo tamarta cadceedda oo uu cusbitaalku u adeegsan doono baahida korontada, waxana uu madaxweynuhu sidoo kale kormeeray waadhka carruurta ee gudaha cusbitaalka guud ee Hargeysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasibadda xadhigga lagaga jarayey dhismeyaasha cusub ee lagu kordhiyey cusbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka, Mudane Xasan Ismaaciil Yuusuf, ku-xigeenkiisa, maamulka cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo saraakiil ka socota hay\u2019adaha UNHCR iyo DRC.<\/p>\n<p align=\"justify\">agaasimaha cusbitaalka guud ee Hargeysa, Dr. Axmed Cumar Askar ayaa sharraxay dhismayaasha cusub ee cusbitaalka kusoo kordhay iyo sida ay wax uga tarayaan baahiyihii xagga waadhadhka ee cusbitaalka yaallay, isaga xusay inay maamul ahaan sii wadayaan ballaadhinta iyo carsriyeynta cusbitaalka, maadaama uu xarun u yahay bukaan meelo kala duwan oo dalka iyo dibaddaba ah laga keeno.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, oo isna munaasibada ka hadlay ayaa yidhi \u201cMadaxweyne intaas oo goor baad noogu timi wasaaradda caafimaadka, shaqaalaha caafimaadka oo anigu ugu sarreeyona in badan baad la shirtay oo aad la kulantay oo aad horumarinta caafimaadka ummadda iyo waddanka ugala hadasho, taasina waxa ay markhaati u tahay sida aad u danaynayso horumarka caafimaadka bulshada reer Somaliland.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Biixi oo hadal kooban ka jeediyey munaasibadda xadhigga lagaga jaray waadhadhka cusub ee lagu kordhiyey Cusbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa bogaadiyey bahda caafimaadka sida hagar la\u2019aanta ah ee ay bulshada ugu adeegaan, isla markaana ay shacabku tixgelin iyo qaddarin ugu hayaan, waxana uu yidhi, \u201cBahda caafimaadka in badan baynnu wada hadalnay, qaranka halka aad u haysaanna waynnu ka wada-hadalnay, marka lasoo koobona naftood hurayaal baad tihiin, odhan karimaynno shaqaalaha caafimaadka, waayo shaqaaluhu waa qofka toban saacadood ama siddeed saacadood shaqeeya ee la siiyo ajuuro ku filan waqtigii uu shaqeeyey. Run ahaan dhakhtar, kaaliye iyo nadiifiso intiina shaqaysa dadkiinnu way idiin og yihiin inaad mutadawac ku shaqaysaan.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53284\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo dhawaan laga kordhiyey cisbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo. Xarumaha cusub ayaa kala ah Waadhadh cusub oo loo hirgeliyey Hooyada iyo dhallaanka, qayb loogu talo galay bukaan-socodka iyo waax lagu keydiyo tamarta cadceedda oo uu cusbitaalku u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53594,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53592\/revisions\/53594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}